Ciidanka SSC oo gacanta ku dhigay Taliskii ugu waynaa ee GOOJACADE
AUGUST 25, 2023Laascanood (Radio Markabley ) Ciidanka SSC ayaa la wareegay taliskii ciidamada Somaliland ee Goojacadde ka dib dagaal ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood.
Waxaa...
SSC Khaatumo oo ka warbixisay dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Laascaanood
SSC-Khaatumo ayaa guulo ka sheegatay dagaalo dhowr jiho ah oo shalay ciidamada Somaliland ku dhexmaray magaalada Laascaanood iyo agagaarkeeda.
Hoggaamiye ku-xigeenka Maamulka SSC-Khaatumo Dr. Maxamed...
Hay’adaha Amniga oo gacanta ku soo dhigay Askari la sheegay in uu dilay Wade...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Wade Mooto Bajaaj ah oo lagu dilay maanta Magaalada Muqdisho.
Askari ka tirsan ciidanka Xoogga ayaa la sheegay ...
DFS oo sheegtay in Puntland ay iibsatay Xerooyin ay lahaayeen Ciidanka xoogga dalka
Hanti dhowraha guud ee dowladda Soomaaliya, Axmed Ciise Guutaale, ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland in uu xaraashay qaar kamid ah xeryihii ciidamada xoogga dalka...
Puntland oo ka hortimid Amar ka soo baxay DFS
Wasirka warfaafinta Maamulka Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in go’aaanda kasoo baxay Dowladda federalka ay yihiin go’aano aan qusaynin shirkadaha isgaarsiinta Puntland.
Wasiirku wuxuu...
Hoggaamiyaha kooxda calooshood-u-shaqaystayaasha ah ee Wagner oo Shil diyaaradeed ku dhintay
Diyaarad ka kacday magaalada Moscow una socotay St. Petersburg ayaa burbrurtay Arbacadii, waxaana ku dhintay dhammaan 10-kii qof ee saarnaa, sidaasi waxaa soo tebinaysay...
Xildhibaanada iyo Senatorada beesha Jareer weyne oo bayaan kasoo saaray xariga Gen. Sheegow
Xildhibaanada iyo Senotarada kasoo jeeda beesha Jareerweyne ee ku jira labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxay ku baaqeen in baaritaan hufan lagu sameeyo...
Somaliland oo sheegtay in aan deegaanadeeda laga xidhi doonin Tiktok iyo Telegram
Kadib markii shalay ay dawlada Soomaaliya ku dhawaaqday in ay xidhayso aaladaha Tiktok, 1xbet iyo Telegram, Somaliland ayaa xustay in aan dhulkeeda laga xidhi...
Tahriibayaal lagu laayay xadka dalka Yemen uu la wadaago Sacuudiga
Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda u doodad xuquuqul aadanaha ee Human Rights Watch ayaa lagu sheegay in ciidamada ilaalada xudduudaha Sacuudiga lagu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo xasaasi ah ka wada Dhuusamareeb
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta heerarka kala-duwan ee dowladda ku matala Galmudug...


















