Xildhibaan Dahabo Suusow: Waxaan u aragnaa midab takoor sida loola dhaqmay generaal Sheegow
Xildhibaan Dahabo Suusow oo katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo warbaahinta kula hadashay Muqdisho, ayaa si adag u cambaareysay xariga Dowladdu u geysatay sarkaal lagu magacaabo...
George Conway oo loo magacaabay ku xigeenka ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa George Conway oo u dhashay dalka Canada u magacaabay ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada...
Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay howlgal lagu soo xiray Axmed Cali Sheegow (Jeneraal Sheegow)
Afhayeenka ciidanka Booliiska, Saddiiq Aadan Cali Doodishe ayaa ka warbixiyay howlgal ay ciidanka Booliisku kusoo qabteen sarkaal ciidan oo lagu magacaabo Axmed Cali Sheegow...
Dagaal ka dhacay Muqdisho & Ciidanka Amniga oo qabtay Jeneraal sheegoow
Faah Faahino ayaa ka soo baxaya dagaal muddo 12 saacadood qaatay oo ka socday xaafada Kaawo Godey oo ka tirsan degmada Dharkeenleey ee magaalada...
Madaxweyne Xasan Sheikh: Alshabaab ma oggola inay dowladda Soomaaliya wada hadal la galaan
Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay, kooxda Alshabaab in aysan ogolayn inay wadahadal la galaan Dowladda Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka...
Wada xaajoodyada ku biirista Soomaaliya ee EAC oo bilaaban doona toddobaadka soo socda
Wada xaajoodyada ku saabsan ku biirista Soomaaliya ee Ururka bulshada Bariga Afrika ayaa billaaban doona toddobaadka soo socda, sida uu sheegay xoghayaha guud ee...
Somaliland oo sheegtay in kooxo argagixiso ah ay fuliyeen dilkii Abwaan Jaamac Kadiye
Somaliland ayaa iska leexisay eeda dilka abwaankii waynaa ee Jaamac Kadiye Cilmi, oo shalay lagu dilay Laascaanood, waxayna dilka abwaanka ku eedaysay kooxo argagixiso...
Maxkamadda ciidamada oo bilowday dhegaysiga kiiska qalabkii militari ee dekeda lagu qabtay
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa maanta markii ugu horreysay la horkeenay eedeysanayaal loo haysto agab militari oo lagu qabtay dekeda Muqdisho.
Saddex nin...
Dhalinyaro lagu dilay Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya
Kooxo hubeysan ayaa lix dhalinyaro ah oo Afar ka mid ah Arday ay ahaayeen waxaa ay ku dileen duleedka Magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi...
Kenya oo shaacisay waqtiga ay Ciidamadeeda kala baxeyso Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda difaaca ee dalka Kenya Aadan Barre Ducaale, ayaa sheegay in ciidamada gaashaandhigga wadanka ee KDF-ta ay gudaha Soomaaliya isaga soo bixi doonaan...


















