Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan

11

Barnaamijkan oo ah kii 52aad dhageystayaal ku soo dhawaada  Baraanmijka Todobaadlaha ee Mowduuca maanta ayaa ah Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Diyaarinta Cuntada iyo Keydinteeda.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 17/9/2023,Barnaamijkani oo ah kii 52aad ee Diyaarinta Cuntada iyo Keydinteeda.

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena,

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WAX SOOSAARKA BEERAHA