Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan

0
Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada Macawiisleyda iyo xoogagga SSC iyo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Aboorey ee Gobolka...

War deg deg ah:Taliayhii Nabad sugida Degmada Dolow oo la diley

0
Sida ay sheegayaan Wararka ka imaanayo degmada Dolow ee Gobolka Gedo waxaa subaxnimadii hore ee Saaka la arkey Meydka Taliyahii Nabad sugida degmada Dolow,Ibaarin...

Somali political leaders issue a communique after two-day talks

0
DHUSAMAREB, Somalia – A joint communique was issued at the end of a two-day national consultative meeting between the Somali government and the regional states. The...

Xisbiga UCID oo soo dhaweeyay go’aanka guddida dhexdhexaadinta

0
Xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID ayaa soo dhaweeyay go'aankii ay khilaafka doorashooyinka Somaliland kasoo saareen guddida dhaqanku. Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo isaga...

Wasiirad shaqada looga joojiyay kulan ay la qaadatay wasiir kale darteed

0
Wasiirka arrimaha dibadda ee Liibiya ayaa shaqada laga joojiyay ka dib markii ay soo baxday in ay magaalada Rome kula kulantay dhigeeda Israel todobaadkii...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo dhaliilay howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Galmudug

0
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Shariif Sheikh Axmed: Waa in baaritaan dhab ah lagu sameeyo weerarkii Cowswayne

0
 Madaxweynihii hore ee  Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay ciidamadii iyo saraakiishii ku geeriyooday weerarkii shalay Al-Shabaab ku qaadday deegaanka Cowswayne. Shariif Sheikh Axmed...

Hoggaamiyaha SSC- Khaatumo oo Muuse Biixi uga digay inuu duullaan kusoo qaado magaalada Laascaanood

0
Hoggaamiyaha SSC Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw- Cali (Firdhiye) ayaa madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi uga digay isku dayga inuu mar kale weerar kusoo...

Maxkamad kutaala magaalada Gaalkacyo oo xukun dil ah ku ridday labo nin oo dilay...

0
Maxkamadda darajada koowaad ee degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun dil ah ku ridday labo nin oo lagu helay...

Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Beeraha iyo Badqabka Cunnooyinka

0
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,mowduuca maanta waa Diyaarinta Cunntada iyo keydinteeda Barnaamijkan ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda...

XULASHADA