IMF oo shaacisay in Soomaaliya ay horumar ka sameysay sharuudihii ugu dambeeyay ee dayn...
Dowladda federaalka Soomaaliya iyo hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa gaaray heshiis ku saabsan dib u eegista lixaad ee qaabeynta barnaamijka dayn cafinta Soomaaliya.
Hay’adda...
Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay gudaha magaalada Baledweyne
Qarax aad u xoogan ayaa goordhaw ka dhacay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaasoo jugtiisa laga maqlay guud ahaan Xaafadaha Baledweyne.
Qaraxa oo ahaa...
In ka badan 200 Qoys oo uu saameeyay Roobab ka da’ay gobolka Jubada Hoose
Qoysaska barakacayaasha ah ee degan waqooyiga Magaalada Kismaayo waxaa saameeyay Roobab Xooganaa ee Saacadihii lasoo dhaafay ka da’ayay Kismaayo iyo Nawaaxigeeda.
Deegaanka Buula Bartire ee...
Ra’iisal Wasaare Xamse oo khudbad ka jeedinaya kulanka Guud ee QM
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Khudbad ka jeedinaya kulanka Guud ee Qaramadaa Midoobay oo ka socda Magaalada Newyorka ee...
Raysal wasaare Xamse oo ka hadlay khilaafka ka dhaxeeya dowladda Fedaraalka iyo madaxweynaha Puntland
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa markale ka hadlay khilaafka ka dhaxeeya dowladda fedaraalka iyo madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni,...
Khilaafkii u dhaxeeyay madaxweynaha maamulka Galmudug iyo ku xigeenkiisa oo xal laga gaaray
Khilaaf siyaasadeedkii ugu dhaxeeyay madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor iyo ku xigeenkiisa Cali Daahir Ciid ayaa ugu dambeyn xal laga gaaray.
Madaxweyne...
Poland oo hakisay hubkii loo sii marin jiray Ukraine
Maraykanka ayaa Khamiistii sheegay in Poland ay weli sii ahaan doonto saaxiibka dhow ee Ukraine, ka dib markii dalka Poland uu ku dhawaaqay inaanay...
Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 21-09-2023
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio...
Wasiiro ,Xildhibaano & Ganacsato oo ka qeyb galay Xarig jarka Dib u dayactirka Garoonka...
Wasiiro ,Xildhibaano, Ganacsato iyo maamulka Degmada Hobyo ayaa ka qeyb galay Xarig jarka Dibu dayactir lagu sameeyay Garoonka diyaaradaha Degmadaas ee Gobolka Mudug
Garoonka doyaaradaha...
Wararka Dawlada Federaalka oo ka digtay in la musuq maasuqo gargaarka dadka baracayaasha
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ,Wasaaradaha Gargaarka Dowladd Goboledyada dalka iyo Gobolka Banaadir ayaa caawa soo saaray go’aan Mamnuucaya in laga ganacsado Gargaarka Bini-aadanimo...

















