Jaamaci “Eedaha loo jeedinayo wasiirka difaaca ma qabtaan, isagoo joogo furinta”

0
Taliyihii hore ee qeybta 21-aad ee ciidanka Xoogga dalka Xasan Jaamici, isla-markaana haatan kamid ah saraakiisha hoggaamineysa howlgallada ka socda Galmudug ayaa ka hadlay...

Soomaaliya oo 5 Milyan oo Gini ka heshay UK si loogu xoojiyo ciidamada ammaanka

0
Dowladda Soomaaliya ayaa lacag dhan 5 milyan oo gini ka heshay dowladda Ingiriiska, iyadoo loosoo marsiiyay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOS), si...

Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo guddi gaar ah u saaray la dagaalanka musuq...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa sameeyay guddi soo saari doona istaraatiijiyad wadajir ah si loo yareeyo musuq maasuqa lagu sameeyo gargaarka. War saxaafadeed...

Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka oo daah-furay mashruuca ka soo kabashada xasaradaha Soomaaliya

0
Ku-simaha Ra’iisul Wasaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,  Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay mashruuca ka soo kabashada xasaradaha Soomaaliya, kaas oo...

Somaliland: Jabhada buurta Gacanlibaax oo weerar ka gaysatay magaalada Burco

0
Jabhada buurta Gacanlibaax ayaa saaka weerar ku qaaday magaalada Burco ee Somaliland, waxayna afduubeen baabuur Lan kurusar ah oo xukuumadu leedahay. Jabhada oo wadatay saddex...

Diyaarad helicopter ah oo ay leeyihiin ciidamada Kenya oo ku burburtay xadka Soomaaliya

0
Diyaarad nooca qumaatiga u kacda ayaa maanta oo Talaado ah waxa ay ku burburtay meel u dhow xuduudka ay Soomaaliya la wadaagto dalka Kenya. Ilaa...

Midowga Yurub oo hakiyay gargaarka cunnada ee Soomaaliya

0
Guddiga Fulinta ee Midowga Europe waxay si KMG u hakiyeen Dhaqaalihii loogu yaboohi jirey Xafiiska Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP, kadib, markii la shaaciyey...

Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay in Al-Shabaab ay ka faa’ideysan karto daldaloolada dhimista...

0
Golaha nabada iyo amniga ee Midowga Afrika ayaa walaac xooggan ka muujiyay weeraradii ugu dambeeyay ee Al-Shabaab ay ka geysteen Soomaaliya, kuwaas oo sababay...

DEG DEG: Qarax sababay dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacey Nawaaxiga degmada Luuq ee...

0
Wararka laga helayo degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Barqa nmadii Maanta in Qarax xoogan lala eegtay Kolonyo Gaadiid ay la socdeen...

Somaliland : Laba caruura oo ku nafwaayay gurigooda oo uu dab qabsaday magaalada Burco

0
2 caruura oo da'adoodu u dhaxayso 10 jir iyo 12 jir ayaa ku geeriyooday gurigooda oo uu dab qabsaday magaalada Burco shalay galabtii. Jaamac Cabdullaahi...

XULASHADA