0
Taliska ciidanka Booliiska magaalada Baledweyne ayaa shaaca ka qaaday in qaraxii ka dhacay Baledweyne 23-kii bishaan loo soo xiray askari ka tirsan ciidanka dowladda. Taliyaha...

Magaalada Baardheere oo ay ka dhacdey Dibad bax looga soo hor jeedo Amarkii ka...

0
In ka badan Boqol ruux oo isugu jira rag iyo dumar ayaa saaka dibad bax looga soo horjeedo hanjabaada Ciidamada Ethopianka ee ku sugan...

Somaliland oo sheegtay in uu hoos u dhacay ganacsiga suuqyadeedu

0
Xukumada Somaliland ayaa sheegtay in uu jiro hoos u dhac ku yimid ganacsiga, kadib hakad galay ganacsigii Wajaale iyo kii bariga. Wasiirka Maaliyada Somaliland Sacad...

Khilaaf ka dhex-taagan booliska hubka qaata iyo dowladda UK

0
Dowladda Britain ayaa ka codsatay in ciidamada milatariga ay qayb ka qaataan howlihii ay booliiska hubka qaataa wadi jireen kadib markii boqolaal askar booliis...

Dhalinyaro ku geeriyootay Shil Gaari oo ka dhacay degaannada Somaliland

0
Shilka oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay deeganka Dubur ee duleedka degmada sheikh ee degaannada Somaliland kaidb markii uu...

Golaha xoghayayaasha maamulka SSC- Khaatumo oo maanta la siiyay codka kalsoonida

0
Golaha Dhexe ee maamulka SSC-Khaatumo ayaa maanta si aqbaliyad leh codka kalsoonida u siiyey Xoghayeyaasha Golaha Fulinta, kuwaas oo uu 12kii september magacaabay hoggaamiyaha...

Dowladda Soomaaliya oo walaac ka muujisay saamaynta ka dhalan karta hakinta Midowga Yurub ee...

0
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, Maxamuud Macalim Cabdulle, ayaa sheegay go'aanka Midowga Yurub uu ku hakiyay taageerada gargaarka Soomaaliya uu uga...

Somaliland oo diiday inay wada-hadal la gasho dowladda Soomaaliya

0
Somaliland ayaa mar kale ku gacan sayrtay inay dowladda Federaalka Soomaaliya la gasho wada-hadallo ku saabsan in labada dhinac ay dib u midoobaan. Arrintan ayaa...

(SAWIRRO)Gargaar Raashin ah oo degmada Baardheere laga qeybiyey

0
Degmada  Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa Maanta waxaa laga Qeybiyey Gargaar Raashin ah oo Xarunta gargaarka iyo hawlaha bani aadinimada ee Boqor Salmaan ee Sucuudiga,waxaana...

Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan

0
Barnaamijkan oo ah kii 53aad dhageystayaal ku soo dhawaada  Baraanmijka Todobaadlaha ee Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Diyaarinta Cuntada iyo Keydinteeda,Mowduuca maanta ayaa ah nadaafada Qofka...

XULASHADA