Ka dhageyso Radio Markabley Ruwaayada Radiyaha Maalin kasta ee la xariirta Waxbarashada

68

Ka dhageyso Maalin kasta Fariimo iyo Ruwaayada Raadiyaha ee la xariirta Waxbarashada aas aasiga ee deg dega ah,Hirkeeda FM 88.8.Cida uu seego Barnaamijyadan Fariimaha iyo Ruwaayada Radiyaha ,waxay ka dhageysan karaan Barta aan ku leenahay Feecbooga ee ah Radiomarkabley .

Ruwaayadan iyo Fariimaha ayaa idiin soo gudbinaya Wasaaraddaha Waxbarashada iyo Hidaha Tacliinta Sare ee DF ee Soomaaliya iyo Wasaaraddaha Waxbarashada ee Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah DF ee Soomaaliya oo kaashanaya Barnaamijka Bar ama Baro ee BAAB,Waxaana Idiin Baahiyey Radio Markabley

 

HALKAN KA DHAGEYSO RUWAAYADA RAADIYAHA