Dowladda Soomaaliya oo beenisay in dalka laga eryayo safiirka Imaaraadka Carabta ee Muqdisho

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya ayaa si adag u beenisay warar lagu faafiyay warbaahinta iyo baraha bulshada, kuwaas oo sheegaya in dowladda ay go’aan...

Golaha Mustaqbalka oo Shuruudo ku xiray ka qeyb galka wadahadalka Dowladda

0
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay mowqifkooda ku aaddan xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyagoo ku xiray ka qeybgalka wadahadal kasta shuruudo...

Iran oo ka digtay hawlgalka Maraykanku marinka Hormuz kaga saarayo maraakiibta ku xaniban

0
Dowladda Iran ayaa si adag uga digtay qorshaha cusub ee uu ku dhawaaqay madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, kaas oo lagu magacaabay “Mashruuca Xoriyada”, laguna...

Aadan Barre Duale oo ku baaqay dib u furista xadka Kenya iyo Soomaaliya si...

0
Wasiirka Caafimaadka ee Kenya Aadan Barre Duale ayaa mar kale ku baaqay in dib loo furo xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya, isagoo sheegay...

Somali Media Association (SOMA): 3 May – World Press Freedom Day

0
PRESS STATEMENT Mogadishu, Somalia, 03 May 2026: The Somali Media Association (SOMA) joins the international community in commemorating World Press Freedom Day on 3 May,...

Laftagareen oo ku dhawaaqay halgan iyo dagaal cusub kadib ceyrintii Baydhabo

0
Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa markale ka soo muuqday warbaahinta kadib muddo uu ka maqnaa, isagoo bixiyay...

Mucaaradka oo Muqdisho kaga dhawaaqay go’aan ka dhan ah muddo xileedka dowladda

0
Siyaasiyiin ka tirsan mucaaradka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay go’aan ay ku diidan yihiin sii jiritaanka muddo xileedka Madaxweynaha talada haya. Mucaaradka ayaa sheegay...

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi, uu aqbalay Midnimada...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa sheegay in Madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, uu aqbalay in Somaliland iyo Soomaaliya ay...

Qaramada Midoobay oo Soo Dhaweeysay Shirka Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku casuumay Golaha Mustaqbalka...

0
Howlgalka Kala-guurka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa si rasmi ah u soo dhaweeyay casuumaadda ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u fidisay dhinacyada siyaasadda...

Safiirka UK ee Soomaaliya oo Muqdisho ku tilmaamay goob diblomaasiyadeed oo halis badan

0
Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Charles King ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaaladda nololeed iyo shaqo ee uu kala kulmo magaalada Mogadishu, isagoo...

XULASHADA