FIFA oo Mushaharka Buuxa Siinaysa Garsoore Cumar Cartan Inkastoo Laga Reebay Koobka Adduunka

0
Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka (FIFA) ayaa go’aamiyay in garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Cartan uu heli doono lacagta buuxda ee loogu talagalay garsoorayaasha Koobka Adduunka...

AUSSOM oo Soo Dhaweysay Guutada Cusub ee Booliska Ghana

0
Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si rasmi ah u soo dhoweeyay guutada cusub ee Ciidanka Booliska Ghana (GFPU-5), kuwaas...

DFS oo wajahaysa cadaadis cusub, xilli Cirro uu maanta la kulmayo Madaxweynaha Israa’iil

0
Dowladda Soomaaliya ayaa ku guul dareysatay inay wax ka qabato xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Soomaaliland iyo Israa’iil, xilli maanta madaxweynaha Soomaaliland Abdirahman...

Madaxweynaha Somaliland oo gaadhay dalka Israa’iil, oo uu ku joogi doono booqasho 5 maalmood...

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Israa'iil, isaga oo sheegay in booqashadiisa Israa'iil ay tahay mid taariikhi ah,...

Madaxweynaha Somaliland oo beri tagaya Wadanka Israa’iil

0
Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Ciro), uu maalinta Axadda ah ee 14-ka Juun booqasho rasmi ah ku tagi doono...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo muujiyay rajo laga qabo wadahadal u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay weli diyaar u tahay wadahadal iyo xal siyaasadeed oo laga gaaro khilaafaadka...

Somaliland oo ku eedaysay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu daaha ka qaaday qorsheyaal dagaal oo...

0
Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay hadal uu Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ku sheegay in muddo 35 sano ah ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Wararka been-abuurka ah waxay dhaawacayaan sumcadda Soomaaliya iyo maalgashiga dalka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in faafinta sawirro iyo muuqaallo hore oo la xiriira dagaallo iyo masiibooyin dhacay xilliyo kala...

Cumar Cartan oo Loo Magacaabay Garsooridda UEFA Super Cup, Madaxda UEFA iyo CAF oo...

0
Garsooraha Soomaaliyeed ee heerka caalami, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa markale taariikh cusub u dhigay Soomaaliya iyo guud ahaan qaaradda Afrika, kadib markii loo magacaabay...

Somaliland: Cidna Naguma Qasbi Karto Cidda Aanu Xidhiidh La Yeelanayno

0
Somaliland ayaa sheegtay inay xaq buuxa u leedahay inay doorato dalalka iyo dhinacyada ay xidhiidhka la yeelanayso, iyadoo sheegtay in cadaadisyada uga yimaada Shiinaha...

XULASHADA