Israa’iil oo qorsheynaysa inay gujisyada casriga ah geyso Somaliland, saldhig militari-na ka sameysato Berbera
Ciidanka Badda Israa’iil ayaa la filayaa inay geeyaan gujisyadooda casriga ah ee nooca Dolphin-class, kuwaas oo uu u sameeyay dalka Jarmalka, xeebaha Somaliland, iyadoo...
Wasiirka Amniga Soomaaliya: “Muqdisho waa in ay noqotaa magaalo ka caagan hubka culus”
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa sheegay in ay si buuxda u dhaqan-gashay amarkii Madaxweynaha ee ahaa in hubka culus...
Wasiir Cali Balcad oo beeniyay wararka sheegaya inuu booqday Israa’iil
Wasiiru Dowlaha wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa si adag u beeniyay warar lagu faafiyay baraha bulshada saacadihii lasoo dhaafay oo sheegaya inuu...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Si Rasmi Ah U Furay Imtixaanka Shahaadiga Ah ee Dugsiyada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare ee...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada ka...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa walaac iyo murugo xooggan ka muujisay dagaallo iyo falal beegsi ah oo labadii maalmood ee la...
Golaha Mustaqbalka oo soo bandhigay qorshe cusub oo doorasho, kulan la yeeshay beesha caalamka
Golaha Mustaqbalka, oo ay ku mideysan yihiin Puntland, Jubbaland iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed, ayaa sida aan wararka ku helnay beesha caalamka u gudbiyay hindise...
Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka oo kala saxiixday heshiis horumarineed oo $45 milyan ah
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB) ayaa si rasmi ah u kala saxiixday Qaab-dhismeedka Iskaashiga Dalka (CEF) ee sanadaha 2026 illaa 2028,...
Burcad-badeed Soomaali ah oo kordhiyay madax-furashada markab ay ku haystaan shaqaale Masaari ah
Burcad-badeed Soomaali ah oo afduubatay markabka shidaalka qaada ee M/T Eureka ayaa kordhiyay lacagta madax-furashada ah ee ay ku dalbanayaan sii-daynta shaqaalaha markabka, iyagoo...
Soomaaliya oo sheegtay inay mustaqbalka Xiriir la yeelan karto Israa’iil
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Ingiriiska, Cabdiqaadir Xaashi, ayaa sheegay in Soomaaliya aanay wax khilaaf ah kala dhexayn dowladda Israa’iil ama shacabka Yuhuudda ah,...
Ciro oo ka hadlay hanjabaada Xuutiyiinta iyo Saldhiga Melatari ee Israa’iil.
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa si cad u beeniyay wararka la xiriira in Israa’iil ay saldhigyo milatari ka samaysatay gudaha Somaliland, isagoo...


















