Taliska militariga oo ka hadlay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay agagaarka xarunta Jaalle...

0
Taliska ciidanka dhulka ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka ay toogteen qof naftii hallige ah, oo doonayay inuu isku qarxiyo albaabka laga gelo kulliyada...

Maamulka SSC- Khaatumo oo digniin u jeediyay madaxweyne Deni iyo mucaaradkiisa

0
Maamulka SSC- Khaatumo ayaa markii ugu horraysay ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee arrimaha doorashada ee ka taagan Puntland. Madaxweynaha SSC- Khaatimo, Cabdiqaadir Axmed aw-Cali Firdhiye...

Uganda oo ciidamadeeda ka eriday labo sarkaal oo ATMIS ka tirsan oo lagu eedeeyay...

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dalka Uganda oo muddooyinkan ku shaqeynaysay saldhigga ciidamada Uganda ee gudaha Soomaaliya, ayaa xukun ku ridday labo sarkaal oo...

Maxkamadda ciidamada oo xubnihii ka tirsanaa maamulka degmada Hodon xukunno ku riday

0
Maxkmadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa soo saartay xukunka koox ka shaqaynaayey degmada Hodon oo agaasime waaxeedyo ku jiraan: 1- Cabdiraxiin Maxamed Cusmaan...

Wabiga Shabeelle oo fatahaad horleh ka sameeyay Beledweyne

0
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa  Wabiga  Shabeelle uu fatahaad xoogan ka sameeyay Xaafado katirsan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, kaas oo saameyn...

Garowe: Mucaaradka Deni oo ku baaqay in xal nabadeed laga gaaro hubanti siyaasadeed ee...

0
Midowga Musharixiinta mucaaradka Puntland ayaa shir ay ku yeesheen magaaalada Garoowe, waxay ku baaqeen in xal nabadeed lagu dhameeyo hubanti la’aanta siyaasadeed ee ka...

Madaxweyne Xasan sheekh oo ka hadlay Mowqifka Soomaaliya ee ku aadan dagaalka Qaza

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika ayaa ka warbixiyey xaaladda dalka, fursadaha iskaashiga iyo mowqifka...

Soomaaliya oo bishaan gudaheeda ku biiri karta dallada bulshada Bariga Afrika ee EAC

0
Xoghayaha Guud ee Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) Peter Mathuki ayaa sheegay in Soomaaliya ay bishan gudaheeda ku biiri karto dallada EAC. Shir madaxeedka caadiga...

Gudiga Horomarinta degmada Baardheere oo Walaac xoogan ka muujiyey Buundada oo go,dey

0
Buundadii Baardheere ayaa duntey shalay galab waxayna muhiimad gaar ah u laheyd nolosha dadka iyo deegaanka,waxayna laf dhabar xaga dhaqaalaha u ahayd isku socodka...

Qaramada Midoobay oo hakisay ka bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxay hakiyeen muddo saddex bilood ah bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya. Go’aankan ayaa daba socda codsi ka yimid...

XULASHADA