Ka dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta Barashada habka fiican ee wax beerista.

17

Barnaamijka 3aad  ee oo Maanta aan ku eegi doono, Habka wax beerashada fiican,Diyaarinta Dhulka iyo goosashada Tacabka todobaad kastana mowduuc ayaan uga hadli doonaa,Barnaamijka Maanta ayaan waxaa ku soo qaadan doonaa sida kor loogu qaado dalagyada fireleyda,sida galeyda iyo Digirta

waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;30 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 31/12/2022,Barnaamijkani oo ah kii 3aad ee. sida kor loogu qaado dalagyada fireleyda,sida galeyda iyo Digirta

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA 3AAD EE BARASHADA HABKA WAX BEERASHADA