Cabduweli Gaas iyo Cumar Cabdirashiid oo tagaya Garoowe & ujeedka safarkooda oo la shaaciyay
Waxaa lagu wadaa in Maalinta berito oo Sabti ah Magaalada Garoowe ay tagaan Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo sidoo...
Deni oo lagu eedeeyay in uu doonayo muddo kororsi dhaqaalana ku bixinaayo
Guddoomiyihii hore ee guddiga doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax oo kamid ah siyaasiyiinta xilligaan sida weyn uga soo horjeeda siyaasadda madaxweynaha Puntland ayaa ku eedeeyay...
Cali Jeyte oo diiday Casuumaad uu u fidiyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
Warar ay heshay Shabakadda Hiiraan Online ayaa sheegaya in madaxweynaha kumeel gaarka ah ee maamulka Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan inuu diiday Casuumaad kaga...
Puntland oo ka codsatay World Bank iyo IMF in ay hakiyaan dayn cafinta Soomaaliya
Puntland ayaa ka codsatay bankiga adduunka iyo hay’adda lacagta IMF, in la hakiyo oo dib loo dhigo dayn cafinta Soomaaliya, inta heshiis laga gaarayo...
Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 29-06-2023 (Episode-26)
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...
Ciidamo horeh oo gaaray Laas-Caanood iyo xiisad ka taagan
Wararka naga soo gaaraya magaalada laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ay gaareen Ciidamo aad u farabadan oo ka...
Somali leaders join hundreds of citizens in Eid al-Adha Prayer in Mogadishu
Somali President Hassan Sheikh Mohamed, along with several government officials and hundreds of residents of Mogadishu, performed the Eid al-Adha prayer at the Islamic...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Balan ilaahey waxaan ku qaaday marna inaan la ogolaaneyn xatooyo xoolo...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadalaayay munaasabadda Ciida Carafo oo uu ugu horeyn ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed ayaa jeediyay khudbad...
Golaha amamanka oo muddo lix bilood ah dib u dhigay bixitaanka ciidamada ATMIS ee...
Golaha Ammaanka ee QM ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyey qaraar lix bilood ah oo lagu kordhinayo illaa bisha December ee soo socota...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay sababta cunaqabateynta hubka u saaran tahay Somalia
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay sababta keentay in Soomaaliya muddo ka badan 30 sano ay u saaran tahay cunaqabateynta dhinaca hubka...


















