Maamulka SSC Khaatuma oo soo bandhigay Maxaabiis ay Somaliland uga qabteen dagaal

0
Maamulka SSC-Khaatumo ayaa ku soo bandhigay degaano katirsan Gobolka sool Maxaabiis maalinimadii shaley ay ka soo qabteen Ciidada Somaliland kadib dagaal ka dhacay Aaga...

Qaramada Midoobay oo sheegtay inay Doomo u dirtay magaalada Luuq si dadka loogasoo daad...

0
Hay’adda isku xirka gagaarka Qaramada Midoobay ee OCHA ayaa shaacisay in lagu howlan yahay sidii loo daad gurayn lahaa illaa 2,400 oo qof oo...

Ciidamada SSC- Khaatumo oo gubay tuulada Buq-dharkayn oo u dhow degmada Oog

0
Ciidamada SSC- Khaatumo ayaa waxay dab qabad siiyeen tuulada Buq-dharkayn oo u dhow degmada Oog, sidoo kalena in ka badan 120km waqooyi Galbeed uga...

Madaxweynaha Jubbaland oo faah faahiyay khasaaraha ka dhashay Roobka daadadka watay iyo fatahaadaha

0
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada Jubbaland oo si weyn looga hadlay saamaynta ay geysteen fatahaadaha iyo daadadka...

DF ee Soomaaliya oo Doomo soo gaar siisey Gobolka Gedo

0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo ka jawaabaysa xaaladaha adag ee ka jira gobolka Gedo Degmooyinkiisa kala duwan ee Dowladd goboleedka Jubaland...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay geerida Maxamed Xasan Barrow

0
Maareeye ku xigeenkii Golaha Murtida iyo Wacyi galinta Qaranka Maxamed Xasan Barrow ayaa caawa ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo uu muddooyinkii...

R/W Xamza oo kormeer ku tegay saaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagay Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta, si uu ugu kuurgalo hambsami...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo ka dhacay degmada Guriceel

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo Xalay ka dhacay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Dagaal ayaa ahaa mid ku dhexmaray gudaha...

Faahfaahin : iska hor imaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo Garowe ka dhacay

0
Ugu yaraan hal qof oo shacab ah oo ahayd gabar dhallinyaro ah, ayaa ku geeriyooday, dhowr qof oo kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray, shaqaaqo...

(SAWIRRO)Kumanaan Qoys oo degan Tuulooyinka uu maro Webiga Jubba ee degmada Baardheere oo ka...

0
Waxaa marba marka ka dambeysa sii krdhaya Fatahaada uu sameynayo webiga Jubba ee mara degmada Baardheere,Fatahaada Webiga oo ah tii ugu balaarneyd ayaa sababtey...

XULASHADA