Mas’uuliyiin ku dhaawacmay weerar ka dhacay deegaanka Laas Gacamey

0
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku billowday qarax is-miidaamin oo ay saaka Al-Shabaab ku qaadeen Deegaanka Laas Gacamey...

Wafdi ka socda dowladda Fedaraalka oo shaley gaaray magaalada Laascaanood

0
Waxaa Maanta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool gaaray Wafdi balaaran oo ka socda dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaano. Xubnaha wafdiga ee...

Dowladda Soomaaliya oo ka warbixisay xaalada Muwadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalalka Maroco iyo...

0
Iyadoo todobaadkaan gudahiisa dalalka Liibiya iyo Maroco ay ka dhaceen Musiibooyin kala duwan oo sababay dhimashada kumaan ruux ayaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya...

Puntland oo ku eedeysay madaxweyne Xasan Sheikh inuu burburiyay ciidankii Eritrea lagusoo tababaray

0
Wasiirka warfaafinta Puntland, Eng. Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay dowladda federalka Soomaaliya in aysan istaraatiijiyad ka lahayn dagaalka ay kula jirto kooxda Alshabaab. Wasiirka warfaafinta...

Xafiiska Xeer ilaaliyaha oo Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay Saraakiil ku Eedeeysan Musuq maasuq

0
Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay 6-sargaal oo ka tirsan waaxda Canshuuraha Barriga ee wasaaradda Maaliyadda XFS kuwaasi...

Golaha Wasiirada oo ansixiyay heshiisyo ay DFS la gashay Sacuudiga & Koonfur Afrika

0
Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadlay dagaalka Al-Shabaab looga...

*New report* : The Country Policy and Institutional Assessment (CPIA) for Africa is out!

0
Despite new international challenges, poor harvests, and the price shocks of 2022, many countries in Sub-Saharan Africa saw improvements in their social inclusion policies...

Puntland oo soo dhoweysay magacaabidda xoghayayaasha maamulka SSC- Khaatumo

0
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa soo dhoweeyay magacaabidda xog- hayayaasha cusub ee SSC-Khaatumo. Madaxweyne Axmed Karaash ayaa caddeeyay inay Puntand...

Alshabaab oo weear ku bilowday qaraxyo ka geysatay Magaalada Muqdisho

0
Baabuur  ay saarnaayeen walxaha qarxa ayaa  lagu weeraray xero Ciidanka Boolis militaaro ay ku leeyihiin  degmada Dayniile. Dad  Goobjoogayaal ah ayaa Warbaahinta u sheegay  in...

Ra’iisal Wasaare Xamse oo Daahfuray Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya oo ay hirgelintiisa Dowladda Soomaaliya ka taageereyso Dowladda Talyaaniga. Ra’iisul...

XULASHADA