Dowlada Soomaaliya iyo Jarmalka oo ka wada hadlay Amniga iyo diyaar-garowga AUSSOM

0
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, S/Guuto Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Jarmalka u fadhiya Soomaaliya, Sebastian Groth, iyagoo ka wada hadlay...

Mareykanka oo muwaadiniintiisa Itoobiya ku sugan digniin u diray iyo xaaladda gobolka Tigray

0
Safaaradda Mareykanka ee Itoobiya ayaa sheegtay inay heshay warar sheegaya in ciidamada Tigray ay la wareegeen garoomada diyaaradaha ee Mekelle, Axum iyo Shire. Ethiopian Airlines...

Banaanbax weyn oo ka dhan ah maamulka Cali Guudlaawe oo ka dhacaya Hiiraan.

0
Waxaa maanta la filayaa in degmooyin iyo deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan ay ka dhacaan bannaanbaxyo waaweyn oo ay shacabka ku muujinayaan mowqifkooda ku...

Xoghayaha Guud ee QM iyo Xasan Sheekh oo ka wada hadlay amniga Soomaaliya iyo...

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen xaaladda nabadgelyo ee...

SoDMA oo Adkaysay Diyaar-garowga El Niño iyo Fatahaadaha

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa khudbad ka jeediyay Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), isagoo xoogga saaray muhiimadda...

Baarlamaanka Soomaaliya oo laalay wareegtadii Ra’iisul Wasaaraha ee agaasime-waaxeedyada

0
Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa laalay wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo la xiriirtay habka loo magacaabayo agaasime-waaxeedyada hay’adaha dowladda, sida uu sheegay...

Somaliland oo rajaynaysa iskaashi dhinaca amniga ah oo ay Israa’iil la yeelato ka hor...

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay inuu rajaynayo in iskaashi dhinaca amniga ah oo u dhexeeya Somaliland iyo Israa'iil uu bilaabmo ka...

KGS oo mamnuucay soo gelinta iyo ka ganacsiga qaadka sharci-darrada ah ee Baydhabo

0
Maamulka Koofur Galbeed ayaa soo saaray go’aan lagu mamnuucayo soo gelinta iyo ka ganacsiga qaadka sharci-darrada ah ee magaalada Baydhabo. Go’aanka ayaa lagu sheegay in...

Puntland oo Gaalkacyo ku qabatay 130 askari oo ka tirsan ciidamada Federaalka

0
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku qabtay, sida ay sheegeen saraakiil ciidan, ku dhowaad 130 askari iyo saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safray Mareykanka, kana qeybgalaya Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Mareykanka, halkaas oo uu kaga qeybgalayo shirka Golaha Guud ee Qaramada...

XULASHADA