Xildhibaannada labada aqal ee kasoo jeeda SSC- Khaatumo oo gudbiyay dacwad ka dhan ah...

0
Xildhibaannada labada aqalka ee kasoo jeeda degaannada SSC- Khaatumo, ayaa ku eedeeyay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Michael Nithavrianakis, inuu faragelin ku hayo oo uu...

Uganda oo taliye usoo magacowday ciidanka ka jooga Soomaaliya

0
Brig Gen Anthony Lukwago ayaa ah taliyaha cusub ee ciidamada Uganda ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya. Wuxuu si rasmi ah xilka ugala wareegay...

Garaad Jaamac: Xildhibaan horey u joogay iyo mid cusub toona u dirsan mayno Puntland

0
Garaad Jaamac Garaad Cali oo katirsan golaha dhaqanka SSC- Khaatumo ayaa sheegay in aysan xuli doonin xildhibaanada beesha Dhulbahante uga qeyb gali jiray baarlamaanka...

Burcad badeedda Soomaalida oo sii daayay mid kamid ah bad maaxiyiinta ku dhaawacmay Markab...

0
Mid ka mid ah shaqaalihii la socday markab ganacsi oo ay afduubteen burcad badeed Soomaali ah, oo dhaawac ah ayaa lagu guuleystay in ciidamada...

Xiisad ka taagan degaano ay ku dagaalameen laba Maleeshiyo Beeleed

0
Xiisad dagaal ayaa saaka markale waxaa ay ka taagan tahay degaanka Dararweyne oo hoostaga Magaalada Ceelafweyn ee Gobolka Sanaag, halkaas oo shalay ay ku...

Beeraleyda Waraabka degmada Bardheere oo wajahaya daruufo Qalafsan oo Xaga Nolosha ah

0
Kumanan Qoys oo ka mid ah Beeraleyda Waraabka ee degmada Baardheere iyo Deegaanada hoos yimaada ayaa xilligan waxay wajahayaan daruufo adag oo xaga nolosha...

Garaad Jaamac: Qaddiyadda SSC khaatumo ha u baqina maamul baynu leennahay 700 qof ah...

0
Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamid ah golaha dhaqanka SSC- Khaatumo ayaa hoosta ka xarriiqay in qadddiyadda SSC aysan marnaba gorgortan ka gali doonin,...

Ra’iisul wasaare Xamza iyo wafdi ka socda Jabuuti oo keenay Maydka Khadiijo Diiriye

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi isugu jira Wasiirro, Xildhibaanno iyo masuulin kale oo ka kooban Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo...

Somaliland oo beesha caalamka la wadaagtay walaac ay ka qabto xaalada amaan ee Badda...

0
Xukuumada Somaliland ayaa beesha caalamka ugu baaqday in ay si deg deg ah usoo farogaliso xaalada amaan daro ee budhcad badeedu ka abuurtay Badda...

Wasiirkii haweenka iyo xuquuqul insaanka Soomaaliya oo ku geeriyootay dalka Jabuuti

0
Wasiirkii haweenka iyo arrimaha xuquuqul insaanka xukuumadda federaalka Soomaaliya, xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta ku geeriyootay dalka Jabuuti. Allaha u naxariistee, wasiir Khadiijo Maxamed...

XULASHADA