Ka dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta Habka Wanaagsan ee Wax Beerista

21

Barnaamijka 8aad  ee oo Maanta aan ku eegi doonaa Xilliga ku haboon Waraabka iyo hagaajinta Dariiqada Farsamada ugu hagaagsan ee Waraabka ,waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;30 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 4/2/2024,Barnaamijkani oo ah kii 8aad ee ku saabsan Xilliga ku haboon Waraabka iyo hagaajinta Dariiqada Farsamada ugu hagaagsan ee Waraabka

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA 8AAD EE BARASHADA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERISTA