Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Beeraha iyo Badqabka Cunnooyinka
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,ujeedaduna waa sareynta Nafaqada iyo Badqabka Cunnooyinka wanaagsan iyo weliba Quudinta
Barnaamijkan ayaa waxaa idiin...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gudoomiyay Shirka Amniga Qaranka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga arrinsanayey dhammeystirka qorshaha xoreynta dalka iyo dagaalka ka...
Maxamed El-Amine Souef : Waxaa naga go’an in aan ciidamada Soomaaliya ku wareejino masuuliyadda...
Hawlgalka Midowga Afrika Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in ay si weyn uga shaqeynayaan sidii dhammaadka sanadkan, Soomaaliya looga saari lahaa kumanaan askari oo katirsan ATMIS,...
Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuurka oo bannaanka looga saaray hoolka golaha shacabka
Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuurka Soomaaliya, Xasan Macallin, ayaa bannaanka looga saaray hoolka baarlamaanka, kaddib markii uu kasoo daahay kulan su'aalo weydiin ah oo...
Ra’iisal Wasaare Xamse oo Xariga ka Jaray Xarunta Bangiga Dhiiga Qaranka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka oo ay baahi weyn u qabeen bulshada Soomaaliyeed.
Ra’iisul...
Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya oo is casilay
Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Agaasimihii Guud Madaxtooyada ee Villa Somalia Dr. Xuseen Sheikh Maxamuud uu iska casilay xilkii Agaasime, isagoo warqad...
Guddoomiye Faratoon: Burbur wayn ayaa ku dhacay gobolka Sool
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon, ayaa sheegay in gobolka Sool ay colaadu soo gaadhsiisay burbur xoog leh, loona baahanyahay...
(Dhageyso) Guddiga Jaamacada Baardheere oo ka warbixiyey halka ay mareyso Howsha Dhismaha Jaamacada’
Tan iyo intii la dhagax dhigey Jaamacada Baardheere muddo haatan laga joogo ilaa 7 bilood ayaa waxaa dalka dibadiisa ka soconayey in muddo ah...
Puntland oo sheegtay inay jiraan Odayaal la Shaqeeya AS oo beelaha isku dira
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali ayaa Shir-gudoomiyey Shirka Gudiga Amniga Gobolka Mudug oo looga hadlay xaaladihii Amni iyo dhacdooyinkii u dambeeyey...
Weerar qarax ku billaawday oo lagu qaaday saldhig kuyaalla Deegaanka Geedweyne eeGobolka Gedo
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan weerar qaraxyo ku billaawday oo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ay ku qaadeen Saldhig Ciidamada dowladda...


















