Ciidamada Somaliland faah faahin ka bixiyay dagaal ay ku dhinteen 6 qof oo shalay...
Ciidamada Millateriga iyo Booliiska Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay sidii uu u dhacay dagaal shalay buurta Naaso Hablood ee Hargaysa ku dhexmaray ciidanka...
DEG DEG: Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye oo geeriyootay
Allah ha u naxariistee, waxaa goordhow magaalada Jabuuti ku geeriyootay wasiirkii haweenka iyo xuquuqul insaanka Soomaaliya, xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye, sida ay ehelkeeda u...
Qoysas dacwad ka gudbiyay Dowladda Mareykanka
Laba qoys oo u dhashay dalka Maraykanka kana soo jeeda Falastiin ayaa waxay dacweeyeen xukuumadda Maraykanka ee uu hoggaamiye madaxweyne Biden, iyaga oo sheegay...
Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay Maanta mid kamid ah kulamadooda ku yeelanayaan Xarunta Villa Haregysa ee Magaalada Muqdisho, iyaga oo...
Wasiirkii arrimaha dibadda dowladda Soomaaliya Abshir Haruuse oo iska casilay xilkiisii
Wasiirka arrimaha dibadda dowladda federaalka Soomaaliya, Abshir Cumar Haruuse ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu iska casilay xilkiisii, isagoona warqaddiisa iscasilaada ah u...
Wasiir Juxa: “Xasan Sheikh Maxamuud wuu diiday inuu nala hadlo, siddeeda January ayuu qabsaday
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa sheegay dowladda federaalku inay aad ugu dadaalayso inay saamayn ku yeelato doorashada Puntland.
Wasiir arrimaha gudaha...
Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay Maanta mid kamid ah kulamadooda ku yeelanayaan Xarunta Villa Haregysa ee Magaalada Muqdisho, iyaga oo...
Garowe: Ciidamo ka amarqaata madaxtooyada Puntland oo la wareegay xarunta baarlamaanka
Ciidamo ka amarqaata madaxweyne Deni, ayaa xalay saqdii dhexe la wareegay xarunta baarlamaanka Puntland ee magaalada Garowe, halkaas oo muddooyinkii ugu dambeeyay uu shir...
Guddiga ansixinta golaha wakiillada Puntland oo bilaabay qabashada araajida xildhibaanada
Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta golaha wakiiladda Puntland, ee lagu muransan yahay, ayaa sheegay inay si rasmi ah u bilaabatay qabashada araajida xildhibaanada, iyagoo...
Ciidanka dowladda oo maanta si buuxda ula wareegay amniga guud ee Madaxtooyada Soomaaliya
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay amniga guud ee madaxtooyada Soomaaliya oo 16 kii sano ee lasoo dhaafay ay...


















