Sciiid Deni: Dowladda federaalku waxay Puntland ku cadaadisay inay aqbasho wax ka beddelka dastuurka,...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay ku cadaadisay inuu aqbalo wax ka beddelka dastuurka, si Puntland loogusoo fasaxo mashaariicda...
Ka dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta Habka Wanaagsan ee Wax Beerista
Barnaamijka 4aad ee oo Maanta aan ku eegi doono, Habka wanaagsan ee wax beerashada,Beerashada Dalagyada Khudaarta, mowduuca ayaan uga hadli doonaa,Barnaamijka Maanta ayaan waxaa...
Odayaasha reer Saylac oo ka horyimid heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya
Odayaasha dhaqanka ee ku nool magaalada Saylac ee Somaliland ayaa si weyn uga soo horjeestay in dekadda magaladaasi lagu wareejiyo dowladda Itoobiya.
Qaar kamid ah...
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wadahadlay damaca iyo xadgudubka dowladda Itoobiya
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qadka taleefanka kula hadlay dhigiisa dalka Turkiga madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan oo ay ka wada hadleen arrimo badan...
Itoobiya oo sheegtay xiliga ay Somaliland aqoonsanayso iyo meesha saldhiga ciidan laga siinayo
Itoobiya ayaa sheegtay in ay Somaliland aqoonsanayso kadib marka heshiiska la dhamaystiro, ee lagu wareejiyo dhulka ay saldhiga ciidan ka dhisanayaan.
Lataliyaha Amniga Qaranka ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Dhulka Soomaaliya cid bixin karta ma jirto, xitaa in laga wadahadlo...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale si adag uga hadlay heshiiska Somaliland ay la gashay dowladda Itoobiya ee la xariiray in...
Guddiga doorashada madaxweynaha maamulka Puntland oo la magacaabay
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Mohamed...
Turkiga oo cambaareeyay heshiiska Itoobiya iyo Somaliland, kuna tilmaamay mid xadgudub ku ah madax-bannaanida...
Turkiga ayaa si weyn uga soo horjeestay heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland ay kala saxiixdeen 1-dii Janaayo 2024, kaasoo ay u arkaan mid meel ka...
UK oo walaac ka muujisay xiisadaha sii kordhaya ee ka dhashay heshiiska Itoobiya iyo...
Dowladda Britain ayaa ku baaqday in la xakameeyo xiisada Geeska Afrika ee ka soo cusboonaatay heshiiskii dhawaan dhexmaray dowladda Itoobiya iyo Somaliland.
“Ingiriisku wuxuu ka...
Markab xamuul ah oo ay saarnaayeen 15 Hindi ah oo lagu afduubay meel u...
Markab nooca xamuulka qaada oo lagu magacaabo ‘MV LILA NORFOLK’ ayaa goor dambe oo xalay ah laga afduubtay meel u dhow xeebaha Soomaaliya.
Markab dagaal...


















