Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 4-01-2024
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio...
Baarlamaanka Carabta oo diiday xadgudub kasta oo ka dhan ah Soomaaliya qaranimadeeda
Baarlamaanka waddamada Carabta ayaa diiday heshiiska Itoobiya iyo Somaliland ay kala saxiixdeen, iyagoo ku tilmaamay faragelin ka dhan ah arrimaha gudaha ee Soomaaliya,
Bayaan kasoo baxay...
Madaxweynaha Somaliland oo faahfaahin ka bixiyay heshiiska Somaliland iyo Itoobiya
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo faah faahin ka bixiyay heshiiska Itoobiya iyo xukuumadiisa, ayaa sheegay in aan la bixinin bada Somaliland, lakiin saldhig...
Baarlamaanka maamulka Puntland oo doortay guddoomiye cusub
Cabdirisaaq Axmed Siciid Faarax ayaa ku guulaystay guddoomiyaha baarlamaanka Puntland, ka dib markii wareegii koowaad ee doorashada uu helay 37 cod oo ah in...
Somaliland oo raaligalin ka dalbatay Dowlada Federaalka Soomaaliya
Somaliland ayaa Dowlada Federaalka ku eedaysay in ay ka baxday heshiiskii Jabuuti, kadib markii uu Wasiir Fiqi sheegay in heshiisku uu ahaa mid lagu...
Madaxweyne Xasan Sheikh: Cid awood u leh inay bixiso cad kamid ah biyaha Somaaliya...
Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud oo khudbad u jeediyay labada aqal ee baarlamaanka, ayaa ku tilmaamay heshiiskii magaalada Addis Ababa ku dhexmaray...
Raysal Wasaare Xamse “Taako ka mid ah Barigeenna, Baddeenna iyo Cirkeena laguma soo xad...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si adag uga hadlay heshiis dhexmaray madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Raysal wasaaraha dalka...
Xukuumadda Soomaaliya oo jawaab adag ka bixisay heshiiska dhinaca badda ee Itoobiya iyo Somaliland
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag uga hortimid heshiiska dowladda Itoobiya ay ku sheegtay inay la gaartay Somaliland, kaasoo ku aaddanaa inay isticmaasho qeybo...
Hay’adda lacagta adduunka ee IMF oo sheegtay in ay Soomaaliya helayso maalgalin dibadeed
Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa waxay sheegtay in Soomaaliya ay helayso maalgelin dibadeed, si ay u maal gashato meelaha muhiimka ah, sida waxbarashada...
Faysal Cali Waraabe oo soo dhaweeyay qodobadii kasoo baxay shirkii Jabuuti
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa soo dhaweeyay qodobadii kasoo baxay shirkii Madaxda Somaliland iyo Soomaaliya ku dhexmaray Jabuuti.
Faysal Cali...


















