Hoggaamiyaha SSC- Khaatumo oo Muuse Biixi uga digay inuu duullaan kusoo qaado magaalada Laascaanood

0
Hoggaamiyaha SSC Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw- Cali (Firdhiye) ayaa madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi uga digay isku dayga inuu mar kale weerar kusoo...

Maxkamad kutaala magaalada Gaalkacyo oo xukun dil ah ku ridday labo nin oo dilay...

0
Maxkamadda darajada koowaad ee degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun dil ah ku ridday labo nin oo lagu helay...

Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Beeraha iyo Badqabka Cunnooyinka

0
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,mowduuca maanta waa Diyaarinta Cunntada iyo keydinteeda Barnaamijkan ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda...

Ciidanka SSC oo gacanta ku dhigay Taliskii ugu waynaa ee GOOJACADE

0
AUGUST 25, 2023Laascanood (Radio Markabley ) Ciidanka SSC ayaa la wareegay taliskii ciidamada Somaliland ee Goojacadde ka dib dagaal ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood. Waxaa...

SSC Khaatumo oo ka warbixisay dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Laascaanood

0
SSC-Khaatumo ayaa guulo ka sheegatay dagaalo dhowr jiho ah oo shalay ciidamada Somaliland ku dhexmaray magaalada Laascaanood iyo agagaarkeeda. Hoggaamiye ku-xigeenka Maamulka SSC-Khaatumo Dr. Maxamed...

Hay’adaha Amniga oo gacanta ku soo dhigay Askari la sheegay in uu dilay Wade...

0
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Wade  Mooto Bajaaj ah oo lagu dilay maanta Magaalada Muqdisho. Askari ka tirsan ciidanka Xoogga ayaa la sheegay ...

DFS oo sheegtay in Puntland ay iibsatay Xerooyin ay lahaayeen Ciidanka xoogga dalka

0
Hanti dhowraha guud ee dowladda Soomaaliya, Axmed Ciise Guutaale, ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland in uu xaraashay qaar kamid ah xeryihii ciidamada xoogga dalka...

Puntland oo ka hortimid Amar ka soo baxay DFS

0
Wasirka warfaafinta  Maamulka Puntland  Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in go’aaanda kasoo baxay Dowladda federalka ay yihiin go’aano aan qusaynin shirkadaha isgaarsiinta Puntland. Wasiirku wuxuu...

Hoggaamiyaha kooxda calooshood-u-shaqaystayaasha ah ee Wagner oo Shil diyaaradeed ku dhintay

0
Diyaarad ka kacday magaalada Moscow una socotay St. Petersburg ayaa burbrurtay Arbacadii, waxaana ku dhintay dhammaan 10-kii qof ee saarnaa, sidaasi waxaa soo tebinaysay...

Xildhibaanada iyo Senatorada beesha Jareer weyne oo bayaan kasoo saaray xariga Gen. Sheegow

0
Xildhibaanada iyo Senotarada kasoo jeeda beesha Jareerweyne ee ku jira labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxay ku baaqeen in baaritaan hufan lagu sameeyo...

XULASHADA