Wafdi ka socda Dawlada Federaalka oo ku wajahan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

0
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/risaaq Cumar Maxamed ayaa gaaray Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Wasiirka Batroolka iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Weerarkii Coosweyne

0
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka  Soomaaliya, Mudane  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horraysay qiray in ciidamada xoogga dalka ay kasoo baxeen furimaha dagaalka, kaddib dagaalkii...

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Lama Aqbali Doono in La Xagal Daaciyo Halganka Dalka Looga Xoreynayo...

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in aan la aqbali doonin wax walba oo xagal-daacinaya halganka uu dhiigga u soo daatay ee...

Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 31-08-2023

0
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio...

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo ka hadlay sababta Ciidanka Uga soo baxeen Farumaha dagaalka

0
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Ibraahin Sheekh Muxudiin oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa markii ugu horeysay ka...

Taliyaha Ciidanka Booliska oo gaaray degmada Cadalle ee gobolka Shabeelada Dhexe

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin oo ay wehliyaan Saraakiil kale, ayaa Maanta kormeeray Xerada Ciidanka Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed ee ku ...

Magaalada Baardheere oo laga qaadey Xayiraadii saarneyd in muddo ah

0
Magaalada Baardheere ayaa maanta waxaa si rasmi ah looga qaadey Xayiraadii saarneyd Cir iyo Dhul oo ay ku soo rogeen Alshabaab.ka dib Baardheere lagu...

Afgembi Milliteri oo ka dhacay dalka Gaboon

0
Koox Saraakiil sarsare oo ka tirsan Milliteriga dalkaas ayaa ku dhawaaqay inay la wareegeen Talada Gambia, isla markaana ay laaleen Natiijada Doorashadii Madaxweynaha ee...

Madaxweyne Shariif oo ku baaqay in wadahadal lagu dhammeeyo colaadda Laascaanood

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa baaq nabadeed kasoo saaray xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, isaga oo ku baaqay in...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo safar deg deg ah ku tegay Aadan-yabaal

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ay wehliyaan Masuuliyiin ka tirsan goleyaasha Hay’adaha Dowladda ayaa gaaray taliska ciidamada Xoogga...

XULASHADA