Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 29-02-2024

20

Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

Su’aasha Todobaadkan:Su’aasha Todobaadkan: Sidee Bulshada Soomaaliyeed loogu qancin karaa nidaamka Cadaaladda dalka, maxaase looga baahan yahay dowladda Soomaaliya?

 

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA EE TODOBAADKAN