Fanaankii caanka ahaa ee Axmed Naaji Sacad oo geeriyoodey Magaalada London
Allaha u naxariistee waxaa magaalada London ku geeriyooday Fannaankii caanka ahaa ee Axmed Naaji Sacad.
Waxaa uu fanaanka ka mid ahaa xiddigihii ugu caansanaa kooxdii...
Mareykanka oo mallaayiin dollar ugu deeqay Ciidamada dowladda Soomaaliya
Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa $2 milyan oo dollar ku wareejisay Sanduuqa Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) si loogu xoojiyo dagaalka ka...
Ottawa: Khasaare dhimasho & dhaawac oo ka dhashay toogasho ka dhacday goob xaflad aroos...
Wararka ka imaanaya magaalada Ottawa ee Caasimadda dalka Canada ayaa sheegaya in weerar dhaliyay dhimasho iyo dhaawac ay koox hubeysan ku qaadeen hool ku...
ICRC oo sheegtay inay aastay 42 askari oo looga tagay goobihii lagu dagaalamay ee...
Hay’adda Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa sheegtay in ay aastay 42 mayd ah oo lagasoo saaray jiida hore ee dagaalka Sool. Hay'adda...
Wasiir Cabdirisaaq oo faahfaahin ka bixiyay ujeedka safarka Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku tagay...
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo ku sugan dagmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa faahfaahin dheeraad ah ka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray degmada Maxaas
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan...
Kumanaan qoys oo bilaabay inay dib ugu laabtaan magaalada Laascaanood ku dhawaad 10 bilood...
Kumanaan qoys oo horey uga barakacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, ayaa ku dhawaad 10 bilood kaddib dib ugu laabtay magaaladaasi, kaddib markii maamulka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta tegaya degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan
Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Maanta ka socda diyaargaroowga soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku...
Ruushka oo gargaar usoo diraya dalal ay ku jirto Soomaaliya
Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka, Sergey Lavrov ayaa Jimcihii sheegay in sahay gargaaar la siinayo lix waddan oo Afrikaan ah oo ay Soomaaliya kamid tahay.
Wasiirka...
Ciidanka booliiska oo Deyniile ku qabtay gaari lagasoo buuxiyay waxyaabaha qarxa iyo labo nin...
Taliska booliiska Soomaaliya ayaa sheegay inay ku guulaysteen inay fashiliyaan gaari waxyaabaha qarxa lagasoo buuxiyay oo la doonayay in lagu dhibaateeyo dadka shacabka.
Afhayeenka ciidanka...


















