Dowladda Maraykanka oo Soomaaliya ugu deeqday taageere dhaqaale oo dhan $92.6 million
Dowladda Soomaaliya ayaa dowladda Mareykanka la saxiixatay heshiis horumarineed oo ku kacaya $92.6M, si loo hormariyo adkeysiga, xasilloonida, kobaca dhaqaalaha, iyo dowladnimada.
Wasiirka qorshaynta xukuumadda...
Ciidamada dowladda oo isaga baxay degaano katirsan Gobolka Galgaduud
Saraakiisha amniga ee Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dawladdu ay dib uga gurteen magaalooyin iyo degaanno ka mid ah kuwii ay qabsadeen toddobaadyadii lasoo...
Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan
Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada Macawiisleyda iyo xoogagga SSC iyo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Aboorey ee Gobolka...
War deg deg ah:Taliayhii Nabad sugida Degmada Dolow oo la diley
Sida ay sheegayaan Wararka ka imaanayo degmada Dolow ee Gobolka Gedo waxaa subaxnimadii hore ee Saaka la arkey Meydka Taliyahii Nabad sugida degmada Dolow,Ibaarin...
Somali political leaders issue a communique after two-day talks
DHUSAMAREB, Somalia – A joint communique was issued at the end of a two-day national consultative meeting between the Somali government and the regional states.
The...
Xisbiga UCID oo soo dhaweeyay go’aanka guddida dhexdhexaadinta
Xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID ayaa soo dhaweeyay go'aankii ay khilaafka doorashooyinka Somaliland kasoo saareen guddida dhaqanku.
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, oo isaga...
Wasiirad shaqada looga joojiyay kulan ay la qaadatay wasiir kale darteed
Wasiirka arrimaha dibadda ee Liibiya ayaa shaqada laga joojiyay ka dib markii ay soo baxday in ay magaalada Rome kula kulantay dhigeeda Israel todobaadkii...
Madaxweyne Axmed Madoobe oo dhaliilay howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Galmudug
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...
Shariif Sheikh Axmed: Waa in baaritaan dhab ah lagu sameeyo weerarkii Cowswayne
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay ciidamadii iyo saraakiishii ku geeriyooday weerarkii shalay Al-Shabaab ku qaadday deegaanka Cowswayne.
Shariif Sheikh Axmed...
Hoggaamiyaha SSC- Khaatumo oo Muuse Biixi uga digay inuu duullaan kusoo qaado magaalada Laascaanood
Hoggaamiyaha SSC Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw- Cali (Firdhiye) ayaa madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi uga digay isku dayga inuu mar kale weerar kusoo...


















