Somaliland: Jabhada buurta Gacanlibaax oo weerar ka gaysatay magaalada Burco

0
Jabhada buurta Gacanlibaax ayaa saaka weerar ku qaaday magaalada Burco ee Somaliland, waxayna afduubeen baabuur Lan kurusar ah oo xukuumadu leedahay. Jabhada oo wadatay saddex...

Diyaarad helicopter ah oo ay leeyihiin ciidamada Kenya oo ku burburtay xadka Soomaaliya

0
Diyaarad nooca qumaatiga u kacda ayaa maanta oo Talaado ah waxa ay ku burburtay meel u dhow xuduudka ay Soomaaliya la wadaagto dalka Kenya. Ilaa...

Midowga Yurub oo hakiyay gargaarka cunnada ee Soomaaliya

0
Guddiga Fulinta ee Midowga Europe waxay si KMG u hakiyeen Dhaqaalihii loogu yaboohi jirey Xafiiska Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP, kadib, markii la shaaciyey...

Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay in Al-Shabaab ay ka faa’ideysan karto daldaloolada dhimista...

0
Golaha nabada iyo amniga ee Midowga Afrika ayaa walaac xooggan ka muujiyay weeraradii ugu dambeeyay ee Al-Shabaab ay ka geysteen Soomaaliya, kuwaas oo sababay...

DEG DEG: Qarax sababay dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacey Nawaaxiga degmada Luuq ee...

0
Wararka laga helayo degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Barqa nmadii Maanta in Qarax xoogan lala eegtay Kolonyo Gaadiid ay la socdeen...

Somaliland : Laba caruura oo ku nafwaayay gurigooda oo uu dab qabsaday magaalada Burco

0
2 caruura oo da'adoodu u dhaxayso 10 jir iyo 12 jir ayaa ku geeriyooday gurigooda oo uu dab qabsaday magaalada Burco shalay galabtii. Jaamac Cabdullaahi...

Dowladda Soomaaliya oo QM ka codsaneysa qaadista cunaqabateynta Hubka Xilligan Saaran

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse cabdi Barre ayaa  shirka golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee ka furmaya 19-ka Bishaan dalka Mareykanka horgayn doono isbeddelada Soomaaliya...

Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan

0
Barnaamijkan oo ah kii 52aad dhageystayaal ku soo dhawaada  Baraanmijka Todobaadlaha ee Mowduuca maanta ayaa ah Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,Diyaarinta Cuntada iyo Keydinteeda. Waa subaxnimo...

Wasiir Huruuse oo khudbad ka jeediyay shirka ururka G77 + China

0
Ururka G77 ayaa  markii hore lagu aasaasay 77 dal oo dalkeennu ku jiray tan iyo 15 Juun 1964, oo hadda 60 sano jirsadey waxaana...

(DAAWO Sawirro)Xaflad lagu taageerayey Gudoomiyaha Jaaliyada iyo Ardeyda Jubaland ee Dalka Masar oo ka...

0
 Xaflad caleemasaar ah oo heerkeedu aad u sareeyo ayaa lagu qabtey Magaalada Qaahira ee dalka Masar,Taasoo lagu caleemasaarayey Gudoomiyaha Jaaliyada iyo...

XULASHADA