Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Beeraha iyo Badqabka Cunnooyinka
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Habka Wanaagsan ee Wax beerashada Mowduuca maanta aan ku eegi doona ayaa waxaa ka mid ah sida...
SSC-Khaatuma oo dacwad ka dhan ah Somaliland u gudbisay maxkamadda ICJ
Hoggaamiyaha KMG ka ah ee maamulka SSC-Khaatuma mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) oo wariyeyaasha kula hadlay magaalada Laascaanood ayaa dambiyo culus ku eedeeyay Somaliland,...
Madaxweyne Xasan oo digniin cusub kasoo saaray damaca Itoobiya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Diblumaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga ayaa ka hadlay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya...
Ethiopia Airline oo beenisay inay joojisay isticmaalka hawada Soomaaliya
Shirkadda diyaaradda ee Ethiopian Airlines ayaa waxay beenisay warar baraha bulshada ee internet-ka lagu faafiyay, kuwaas oo sheegayay in shirkaddu ay joojisay isticmaalka hawada...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo si kulul u dhaliilay Xildhibaanada Baarlamaanka ee laga soo doorto Hirshabeelle
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa markii ugu horeysay si kulul u weeraray Xildhibaanada laga soo doorta deegaanada Hirshabeelle ee ka tirsan Baarlamaanka...
Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 29-02-2024
Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio...
RW Xamse oo daahfuray Ardaaga Casriyeynta Dowladnimada Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo daahfuray Ardaaga Casriyeynta Dowladnimada Soomaaliya, ayaa sheegay si loo xaqiijiyo dowladnimo casri ah...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo hadal ka jeediyay shirka isbeddelka cimilada oo Nairobi ka socda
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyay Meertada 6aad ee Shirka Qaramada Midoobey ee Isbeddelka Cimilada Adduunka oo ka furmay magaalada...
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo magacaabay golihiisa wasiirrada
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Deni ayaa xalay magacaabay golihiisa wasiirrada oo ka kooban 21 xubnood, oo aanay ku jirin wasiir ku xigeeno iyo...
Madaxweynaha JFS oo kulan sagootin ah la qaatay safiirka Turkiga
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah Madaxtooyadda Qaranka kula qaatay safarka dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga, mudane İbrahim...


















