Puntland oo Aqoonsigii kala laabatay Hay’addaha dawladda Federaalka(AQRI HOOS)

8

Puntland ayaa ku dhawaaqday in aqoonsigii iyo  kalsoonadii kala laabatay Hay’addaha dowlada Faderaalka ah ee Soomaliya ka dib kulan ay yeesheen xalay Golaha wasiirada Puntland

war qoraal ah oo ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu tilmaamay in Puntland ay yeelanayso awood madax banaan oo dhamaystiran inta laga helayo hanaan dowladeeda oo dhamaystiran hishiisna lagu yahay.

Puntland ayaa sheegtay in ay si toos ah ugala xaajoonayso beesha Caalamka danaheeda .

hoos ka akhriso qoraalka Puntland