Baarlamaanka Guud ee Afrika oo hoggaan cusub doortay
Dalka Koonfur Afrika, waxaa ka dhacday doorasho lagu soo doornayey hoggaanka cusub ee uu yeelan doono baarlamaanka guud ee Afrika, ee loo yaqaan Africa...
Kulan lagu taageerayay ansixinta dastuurka oo lagu qabtay Muqdisho
Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee XFS , Xildhibaano mas’uuliyiin, qurbe-joog iyo Diblomaasiyiin ayaa ka qeyb galay habeenka Qurbe...
Puntland: Wax ka beddelka dastuurka wuxuu khatar ku yahay midnimada iyo qaranimada Ummadda Soomaaliyeed
Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu si adag uga soo horjeedo, ugana digayo beddalidda Dastuurka KMG ka ah, si aan Soomaali heshiis ku ahayna meesha...
In ka badan 100 maxbuus oo lagu sii daayay Cafis Madaxweyne
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa Cafis madaxweyne kusii daayay 116 maxbuus oo ku kala xirna xabsiga dhexe ee Xamar iyo xabsiga MBCC...
Dowladda Fedaraalka oo soo bandhigtay Muqaalka qaabkii loo fuliyay qaraxyadii Suuqa Bakaaraha iyo ragii...
Warbaahinta qaranka ayaa baahisay warbixin Muqaal ah oo lagu soo bandhigay cadeymo ay duubeen Kaamirooyinka qarsoon, kuwaas oo duubay muqaalo muujinaya qaabka kooxda Al-shabaab...
Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Wasiirada Soomaliya ?
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay amniga dalka iyo howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah...
MW Hore Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Garowe
Madaxweynihii hore ee Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland .
Madaxwene Deni iyo xubno ka tirsan xukuumadiisa ayaa...
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Ansixinta Dastuurka waxay noqon doonta mid lagu shubto”
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta caanka ah ayaa si adag uga hadlay markale wax ka badalka Dastuurka.
Xildhibaan Warsame ayaa kulul...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ku wajahan magaalada Garowe
Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kusoo wajahan magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.
Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa caasumaad u...
In ka badan 70 xildhibaan oo ka hor yimid waxkabadalka dastuurka
In ka badan toddobaatan xildhibaan oo ka tirsan labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo Muqdisho ku yeeshay shir ayaa sheegay in ay si...


















