Xog: Soomaaliya iyo Itoobiya oo markale wada-hadallo ku yeelanaya Turkiga
Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa markale wada-hadallo xasaasi ah ku yeelan doono magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga, si dib loogu sii ambo qaado...
Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doona Qodobada aas aaska u ah isku dhafka Dalaga iyo Maareynta Cayayaanka,
Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna...
Masar oo bilowday inay casriyayso diyaaradaheeda dagaalka xilli ay sii kordhayso xiisadda Itoobiya kala...
Masar ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis la gashay Shiinaha si ay u iibiso diyaaradaha dagaalka ee J-10C, iyadoo ujeedadu tahay inay baddasho diyaaradaheeda...
Wiil dhalin yaro ah oo horay dil uga gaystay Caabudwaaq oo toogasho lagu fuliyay
Maxamed Kaafi Cabdi oo ay dhowaan dil toogasho ah ku xukuntay maxkamadda gobolka Galgaduud ayaa maanta lagu toogtay degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolkaasi.
Maxamed Kaafi...
Itoobiya: Madaxda Soomaaliya waxay la shaqeeyaan cadowgeenna, waana iska difaacaynaa
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhaleeceeysay madaxda dowladda Soomaaliya inay la shaqeeyaan waxay ugu yeertay cadowga Itoobiya, iyadoo sheegtay inay ka go’an tahay inay difaacdo...
Madaxweynaha Soomaaliya oo diiday inuu magaalada Beijing kula kulmo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku gacan seyray inuu magaalada Beijing ee Shiinaha kula kulmo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, sida...
Dhalinyaro Soomaali ah oo ku xayiran garoonka diyaaradaha magaalaga São Paulo ee dalka Brazil
Garoonka diyaaradaha magaalaga São Paulo ee dalka Brazil waxaa mudo hal todobaad ka badan ku dhex xayiran dhalinyaro Soomaaliyeed oo loo diiday iney ka...
Masar oo adkeysay Amniga xadka ay la wadaagto Qasa & Taliyaha guud ee Ciidanka...
Taliyaha guud ee ciidanka Masar, Sarreeye Guud Axmed Fathy Khaliifa, ayaa booqasho kadis ah ku tagay xadka Masar iyo Qasa, halkaa oo la sheegay...
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Shiinaha
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah kula yeeshay Madaxweynaha Shiinaha, Mudane Xi Jinping, Madaxtooyada Beijing.
Labada Madaxweyne...
Khilaaf adag oo u dhaxeeyay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo xal...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guuleystay xalinta kala aragti duwanaasho xoogan oo u dhaxeysay qaar ka...


















