Dowladda Soomaaliya oo beenisay in hawada Soomaaliya loo gacan galinayo dal shisheeye
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa beenisay in hawada Soomaaliya loo gacan galinayo dal shisheeye, waxayna sheegtay in aanay suurtogal ahayn in Soomaaliya xilligan loo...
Xildhibaan Maxamed Abiib oo Hargaysa lagu xidhay
Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa lagu xidhay madaarka Cigaal ee Hargaysa.
Maxamed Abiib ayaa markii la qabtay kasoo noqday safar...
Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa Masar, Mudane Mustafa Madbouly.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray...
Soomaaliya oo awaamiir cusub kusoo rogtay maraakiibta isticmaala biyaha Soomaaliya
Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday awaamiir cusub oo lagusoo rogay maraakiibta isticmaala biyaha Soomaaliya, iyadoo awaamiirtan looga dan leeyahay in lagu kordhiyo sida dowladdu sheegtay,...
Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doona Barashada Cayayaanka Dalagyada Cunna,calaamadahooda iyo saameynta uu u geysan karo Dalagyada Beeraha.
Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa...
Xildhibaanada kasoo jeeda K/Galbeed oo taageeray Itoobiya
Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa war culus kasoo saaray xiisadda...
Talyaaniga oo Soomaaliya siiyay afar diyaaradood oo nooca Helicopter-ka ah ee loo yaqaanno Bell
Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegtay afar diyaaradood oo nooca helicopter-ka ah oo noocoodu yahay Bell 412EPX, taasoo noqonaysa tii ugu badneyd ee la geeyo...
Jabuuti oo sheegtay inay marin biyood siinayso Itoobiya si loo xalliyo xiisadda Soomaaliya iyo...
Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo bandhigay hindise ay dowladda Jabuuti doonayso in lagu xaliyo khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya...
Suuq ku yaala degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho oo qaraxyo lagu weeraray
Suuqa ugu weyn degmada Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho ayaa lasoo warinaya inuu guban haayo mudo dhowr saacadood ah, kadib markii gubashada suuqaasi ka hor...
Xiisadda ka taagan Sanaag oo ka sii dirtay kadib dil ay gaysteen ciidanka Somaliland
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya ayaa shergaya in weli xiisad colaadeed laga dareemayo magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolkaasi.
Xiisadda ayaa saacadihii...

















