Dhowr qof oo ku dhintay gantaallo ku dhacay xeryaha qaxootiga ee xadka Suudaan iyo...

0
Dhowr qof ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmeen kadib markii gantaallo ay ku dhaceen xeryaha qaxootiga ee ku yaalla xadka u dhexeeya...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Mustaqbalka Soomaaliya wuxuu si weyn ugu tiirsanaan doonaa baddeenna iyo dhaqaalaha...

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in mustaqbalka dhaqaale, amni iyo horumar ee dalka uu si isa soo taraysa ugu xirnaan doono ka...

Jubbaland oo war ka soo saartay kulankii Axmed Madoobe iyo Mareykanka.

0
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magaalada Kismaayo kula kulmay wafdi uu hogaaminayay xildhibaan Ronny Jackson, oo ka Kulanka ayaa diiradda lagu...

Galmudug: Guddiga Doorashooyinka oo ku dhawaaqay natiijada doorashada goleyaasha deegaanka

0
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa ku dhawaaqay natiijada rasmiga ah ee doorashadii goleyaasha deegaanka ee ka dhacday...

Madaxweynaha Somaliland oo shacabka ugu baaqay midnimo iyo in ay ku faro-adaygaan ictiraafka Israa’iil

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay inay ilaaliyaan midnimada iyo nabadda, isla markaana ay ku faro-adaygaan ictiraafka Israa'iil, kadib...

Wafdi ka socda Koongareeska Mareykanka oo booqday magaalada Kismaayo

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa 29-kii Luulyo 2026 magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay xildhibaan Ronny Jackson, oo ay ku...

Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre oo gaaray Magaalada Laascaanood

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, iyo wafdi ballaaran oo ay ka mid yihiin wasiirro ka tirsan xukuumadda ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood, halkaas...

Askar ka tirsan Puntland oo ku geeriyooday qarax ka dhacay G/Bari

0
Wararka ka imanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax miino oo culus uu maanta ka dhacay tuulada Sheebaab ee hoos tagta degmada Qandala, kaas...

Tigray oo ku eedeysay dowladda Itoobiya inay weerar cusub ka billowday Galbeedka gobolka

0
Maamulka ku-meel-gaarka ah ee gobolka Tigray ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Itoobiya inay billowday weerar cusub oo militari oo ka dhacay Galbeedka Tigray, arrintaas...

Golaha Mustaqbalka oo beeniyay in ay dalbadeen in Soomaaliya dib loogu celiyo ku-meel-gaar

0
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka tirsan Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa sheegay in warqad ay dhawaan u direen beesha caalamka aan loogu talagelin in...

XULASHADA