Puntland iyo Mareykanka oo heshiis cusub oo amni ku kala saxiixday Boosaaso

0
Puntland iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday heshiis lagu ballaarinayo iskaashiga dhinaca amniga, kaas oo u oggolaanaya Mareykanka inuu ballaariyo saldhiggiisa magaalada Boosaaso si loo...

Ciro oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Hawl-gallada Gaarka ah ee Maraykanka ee Afrika

0
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulan muhiim ah oo istaraatiiji ah la yeeshay Major General Claude K. Tudor Jr. oo ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka, kuna dhawaaqay dardar cusub oo...

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isaga oo khudbad uu ka jeediyay...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya oo iska casilay xilkii uu hayay

0
Wasiiru-dowlihii Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya, Saadaad Caliyoow, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay dowladda...

Israa’iil oo sii wadda duqeymaha Gaza, iyada oo la saxiixay heshiis xabbad-joojin la saxiixay

0
Lix bilood ayaa laga joogaa tan iyo markii la qorsheeyay in la bilaabo wajiga labaad ee heshiiska xabbad-joojinta u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas, wax...

Soomaaliya iyo Dalalka AUSSOM oo Ku Heshiiyay Kordhinta Taageerada Howlgalka

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo waddamada ciidamada ku leh Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa ku heshiiyay in Golaha Ammaanka ee...

Soomaaliya oo sheegtay inay ka hortagtay waddamo doonayay inay aqoonsadaan Somaliland

0
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, oo waraysi siiyay Universal TV, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qaaday dadaallo diblomaasiyadeed oo ay ku...

Hoobalkii caanka ahaa ee Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday dalka Maraykanka

0
Alle ha u naxariistee, hobolkii caanka ahaa ee Soomaaliyeed, Axmed Cali Cigaal, ayaa maanta ku geeriyooday dalka Maraykanka, halkaas oo uu muddooyinkii u dambeeyay...

Afar xildhibaan oo ka goostay Maamulka Waqooyi Bari oo ku biiray Somaliland

0
Afar kamid ah xildhibaannadii dhowaan ka goostay maamulka Waqooyi-bari ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay ku biireen siyaasadda Somaliland, iyagoo sheegay inay maalmaha...

Sheekh Shariif: In Wafdiga Mareykanka uusan booqan Muqdisho Waxay Muujinaysaa Fashilka Dowladda

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in wafdi heer sare ah oo ka socday Mareykanka uu dalka ka dhoofay isagoo...

XULASHADA