Trump oo saxiixay labo amar oo waaweyn oo saameyn kara dad Soomaalidu ku jirto
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa mar kale isku dayayaa inuu yareeyo xuquuqda dhalashada ku salaysan ee Maraykanka, toddobaadyo uun ka dib markii Maxkamadda Sare...
Dowladda Federaalka oo shaacisay mashruuc waddo iyo Buundaweyn oo laga hirgelinayo Hargeysa, qiimihiisuna gaarayo...
Wasiirka Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa ku dhawaaqay in dowladda ay billowday saxiixa heshiiska naqshadeynta iyo...
Golaha wasiirada oo lagu amray in ay ku safraan Baasaboorka Soomaaliya.
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagaga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan dhinacyada amniga iyo horumarinta dhaqaalaha iyo warbixin ku saabsan Geeddi-socodka...
Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 06-8-2026
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista 2:30 PM iyo Axada 7:30 PM Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA,Waxaana idiin Baahiyey Radio...
Qaramada Midoobay oo ka digtay halista El Niño ee Soomaaliya
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in Soomaaliya ay wajahdo khatar sii kordheysa oo ka dhalan karta roobabka la xiriira ifafaalaha El Niño, iyadoo la...
Puntland oo la wareegtay xaruntii ugu dambeysay ee ciidanka PSF ee Boosaaso
Puntland ayaa si buuxda ula wareegtay xaruntii iyo taliskii ciidamada PSF ee magaalada Boosaaso, maalin kadib markii ay sidoo kale la wareegtay xaruntii PSF...
MW Xasan Sheekh oo la kulmay hoggaanka beelaha iyo wada-hadallada hoggaanka Hirshabeelle oo xoogeystay
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula yeeshay hoggaamiyaha dhaqanka beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, iyo siyaasiyiin sare...
Jubaland oo ku eedeysay Dowladda Federaalka hurinta xiisadda Gaalkacyo
Dowladda Jubaland ayaa si adag u cambaareysay dagaallada iyo xiisadda ka taagan magaalada Gaalkacyo, iyadoo ku eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay hurinayso colaad ka...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ku eedeeyay Dowladda Federaalka inay hub iyo ciidamo u dirtay...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa cambaareeyay hub iyo ciidamo uu sheegay in madaxweyne Sheekh Maxamuud, uu u diray magaalada Gaalkacyo, isagoo ku eedeeyay tallaabadaas inay abuurtay...
Madaxweyne Deni oo ugu baaqay ciidamada hubaysan inay is dhiibaan kadib hawlgalkii Gaalkacyo
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ugu baaqay dhammaan ciidamada hubaysan ee weli ku sugan deegaannada kala duwan ee Puntland inay isi soo dhiibaan,...


















