Khasaare ka dhashay qarax lala beegsaday shaqaale wax ka dhisa laamiga Muqdisho iyo Afgooye
Gaari ay la socdeen shaqaalaha Soomaalida ah ee la shaqeeya injineerada Turkida ah ee dhismaha ku wada wadada xariirisa Muqdisho iyo Afgooye ayaa goor...
Wasiirka Warfaafinta Jubaland oo sheegay inay la wareegeen saldhigyadii ay baneeyeen Ciidamada ATMIS
Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Jubaland Cabdifitaax Maxamed Mukhtaar oo waresysi siinayay BBC-da Laanteedi Afka Soomaaliga ayaa sheegay in ciidamada Daraawiishta Jubaland ay la wareegeen...
Maxaa looga hadlay shirkii khamiislaha ee Golaha Wasiirada Jubbaland
Madaxweyne ku-xigeenka Koobaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Adaan ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.
Ugu...
Mas’uul ka tirsan Maamulka Puntland oo is casilay
Agaasimihii guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Puntland Faysal Cabdullaahi Warsame ayaa waxaa la sheegay in uu xilkii iska casilay.
Wararka la helay ayaa sheegaya...
Galmudug oo soo gudbisay xubnaha ku matelaya guddiga doorashooyinka
War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa waxaa lagu soo gudbiyay Xubnaha Galmudug ku matalaya...
Eng.Idiris oo hadley Ciidamada laga qaadayo Gobolka Gedo iyo saameynta arintaasi ka dhalan...
Tan iyo intii ay soo baxeen wararka sheegaya in la qaadayo Ciidamo ka tirsan Meletariga soomaaliya oo fariisin ku lahaa degmada Baladxaawo,waxaa talaabadasi ka...
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka socda Galbeedka gobolka Mudug
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu haatan dagaal beeleed xoogan uu ka socdo inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iyo Saax qurun oo...
Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay qaraxii ka dhacay Muqdisho
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii ismiidaminta ahaa ee ka dhacay maqaaxi ku taala meel u dhow xerada...
Madaxweynaha Puntland oo Xubno ka socday Beesha Caalamka kala hadlay arrimo dhowr ah.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo...
Cillad ku timid diyaarad ay la socdeen wafdi wasiirro iyo xildhibaano ah
Warar ay heshay markabley ayaa sheegaya in diyaarad uu saarnaa guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji iyo qaar kamid ah xildhibaanada dowlad...