Faah Faahin Dagaal ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose
Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta waxaa ay howlgal kala duwan ka wadaan deegaano duleedka kaga beegan Magaalada Kismaayo ee Gobolka...
Aqalka sare oo si diiran u soo dhoweeyay War murtiyeedka Shirka Dhuusamareeb
Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si diiran u soo dhoweeyay go’aankii ka soo baxay Shirkii lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug,...
War Murtiyeedka laga soo saaray Shirka Wadatashiga dowlad Goboleedyada
War murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirka Wada-tashi ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasoo shalay ka furmay Dhuusamareeb.
War murtiyeedka oo ahaa...
Ra’iisul Wasaare kheyre oo magacaabay Guddiga Diyaarinta Aaska Xasan Abshir
Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan abshir faarax Ra’isulwasaarihii hore ee dalka...
Imisa gool ayuu u baahan Cristiano Ronaldo si uu ugu guuleysto abaal-marinta kabta dahabka...
Imisa gool ayuu u baahan Cristiano Ronaldo si uu ugu guuleysto abaal-marinta kabta dahabka ah?
Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa wajahaya...
Barcelona oo soo bandhigtay maaliyadda ay xiran doonto marka ay gurigeeda ku ciyaarayso fasal...
Barcelona oo soo bandhigtay maaliyadda ay xiran doonto marka ay gurigeeda ku ciyaarayso fasal ciyaareedka cusub ee 2020/21.
(Barcelona) 14 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona...
Bukayo Saka Oo Ka Tashanaya Arsenal & Qoddobka Muhiimka U Ah Mustaqbalkiisa Ee Uu...
Advertisements
Garabka kooxda Arsenal ee Bukayo Saka oo haatan kamida xiddigaha ugu muhiimsan kooxdaas ayaa lagu soo warramayaa inuu qoddob muhiim u ah mustaqbalkiisa ku...
Ferdinand oo rajo wanaagsan ka muujiyay mustaqbalka Ronaldo ee kooxda Man United
Halyeeyga kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa rajo ka muujiyay suurtagalnimada saaxiibkiisii hore ee Cristiano Ronaldo inuu sii joogo Red Devils xilli ciyaareedka...
Barcelona Oo Heshay Beddelka Sergio Busquets Oo Ay Sannado Badan Raadinaysay
ooxda kubadda cagta Barcelon ayaa heshay ciyaartoygii ay sannadaha badan raadinaysay ee u beddeli lahaa ruug-caddaagooda khadka dhexe ee Sergio Busquets, kaas oo ay...