Haweeney lagu dilay Magaalada Burco & qof loo qabtay
Gabadha oo lagu Magacaabi jiray Ugbaad Cali Dhaban-loox, ayaa waxaa lagu dilay Magaalada Burco ee Gobolka ogdheer, waxaana la sheegay in dilkeeda uu ka...
Banaan bax maanta ka dhacay magaalada Beledweyne
Wararka ka imanaaya Magaalaada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheega in halkaas maanta uu ka dhacay banaanbax looga soo horjeedo qaabka hataan loo...
Wararka Ciidamo la kala dhex-dhigay Maleeshiyaad dagaalamay
Ciidamada Nabad sugidda iyo Sirdoonka qaranka Qaybtooda ka howlgasha degaannada Galmudug ayaa ku guulaystay in ay kala dhex-galaan laba maleeshiyo Beeleed oo saaka kudagaalamay...
Madaxweynaha Kenya oo ka hadlay ka bixitaanka Ciidamada Kenya ee Soomaaliya
Dowladda Kenya oo militerigeeda qaar kamid ah ay qayb ka yihiin howlgalka Midoowga Africa ee AMISOM ayaa markale u muuqata in ay si maldahan...
Cali C.Cosoble oo beeniyay war muran badan ka dhaliyay baraha Bulshada
Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa beeniyay warar qabsaday baraha Bulshada ay ku kulanto ee Facebook, kaas oo sheegayay in Lacag...
Raysal wasaare Rooble oo booqday qaar ka mid ah Isbitaallada dawladda
Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday qaar kamid ah Isbitaallada Dawladda, si uu u indho-indheeyo xaaladda guud ee Isbitaallada iyo adeegyada caafimaad...
DHAGAYSO WARKA HABEEN EE RADIO MARKABLEY.10.10.2020
DHAGAYSO WARKA HABEEN EE RADIO MARKABLEY.10.10.2020
WARKA CAAWO WAXAA SOO JEEDINAYO WARIYE YAXYE C/RISAAQ SOOFE
Cali Khaliif Galeyr oo aas Qaran loogu sameeyay Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii Kumeel-gaarka ahayd Marxuum Cali Khaliif...
Ra’iisul Wasaare Rooble “Aan u turno dadkeenna qaba xanuunnada dhimirka”
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu baaqay bulshada Soomaliyeed in la garab istaago dadka nugul ee qaba xanuunka dhimirka.
Sanad walba marka la...
Xiisadda DF iyo Axmed Madoobe oo ka dartay iyo VILLA SOMALIA oo ku adkeysaneysa...
– Dowladda Kenya ayaa qoraal diginin iyo hanjabaad ah usoo dirtay dowladda federaalka Soomaaliya, sida uu shaaciyey wargeyska African Intelligence.
Wargeyska ayaa sheegay in 2-dii October ay...


















