NIRA oo ka hadashay hadal haynta ka dhalatay daabacaadda kaarka Aqoonsiga iyo Doorashada Qof...
Hay'adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Qaran ee Soomaaliya (NIRA) oo dhowaan daah-furtay daabacaadda Kaarka Aqoonsiga Soomaaliya, ayaa ka hadashay hadal hayn badan oo Bulshada dhexdeedi...
Danjire Abuukar Baalle oo QM ka dalbaday in cunaqabateyta hubka laga qaado Soomaaliya, lana...
Safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abuukar Cismaan Baalle oo warbixin ka jeediyay kulanka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka hadlay arrimo ay ka...
Musharax Daahir Geelle”Shirka Dhuusamareeb waa in lagu gaaro heshiis siyaasadeed oo kama danbays ah...
Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay Madaxweynaha Muddo xileedkisa uu sii dhamaanayo ee Soomaaliya iyo sidoo kale shirka ka soconaya Magaalada Dhuusamareeb...
MW Xasan Sheekh oo markale dib ugu laabanaya Furimaha dagaalka ee G/Sh/Dhexe
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta markale lagu wadaa inuu dib ugu laabto furimaha dagaalka ee deegaanada ka tirsan gobolka shabeelada Dhexe.
Maalin ka...
Dhageyso Barnaamijka Beeraha Mowduuca 1aad ee Beerashada
Hoos ka dhageyso Mid ka mid ah Barnaamijyada Todobaadlaha ee sida wax loo beerto Taxanaha Mowduuca 1aad ee Maanta waxaa uu ku saabsan...
Qarax ay caruur ku geeriyoodeen oo ka dhacay Galgaduud
Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in qarax ay ku geeriyoodeen Caruur isku qoys ah uu ka dhacey deegaanka Xananbuure.
Goobjoogayaal ayaa KNN u...
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay geerida Maxamed Xasan Barrow
Maareeye ku xigeenkii Golaha Murtida iyo Wacyi galinta Qaranka Maxamed Xasan Barrow ayaa caawa ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo uu muddooyinkii...
Wiil dhalin yaro ah oo horay dil uga gaystay Caabudwaaq oo toogasho lagu fuliyay
Maxamed Kaafi Cabdi oo ay dhowaan dil toogasho ah ku xukuntay maxkamadda gobolka Galgaduud ayaa maanta lagu toogtay degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolkaasi.
Maxamed Kaafi...
Guddi uu RW Rooble magacaabay oo maanta la kulmayo M/weynaha Jubbaland.
Madaxtooyada Maamul Goboleedka Jubbaland waxaa lagu wadaa in maanta oo khamiis ah uu ka dhaco kulan ay yeelanayaan Madaxweynaha Maamulkaas Axmed Maxamed Islaam iyo...
CC Shakuur “Beesha Caalamka waxay u durbaan tumeysaa Farmaajo”
Shir jaraa’id oo golaha midowga musharraxiinta Soomaaliya ay maanta ku qabteen magaalada Muqdisho ayaa waxaa mas’uuliyiintii ka hadlay ka mid ahaa Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur...