DFS oo weerar afka ah ku qaaday midowga musharixiinta

0
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa si kulul u eedeeyay xubnqha musharixiinta ee...

UNOCHA oo sheegtay inay qiimeyn ku sameynayso duufanta ku dhufatay Puntland

0
Saameynta duufaantii GATI ee ku dhufatay xeebaha Soomaaliya dabayaaqadii bishii November ayaa ka jirta wali qeybo ka mid Puntland . Hay’adda UNOCHA ee qaramada ee...

Guddiga doorashada oo soo saaraya jadwalka doorashada xildhibaannada aqalka sare

0
-Guddiga doorashada dadban ee heer federaal oo muran badan uu hareeyey ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay soo saaraan jadwalka doorashada senatorrada...

Jubbaland oo markale digniin ka soo saartay arrimaha doorashooyinka

0
War qoraal ah oo ka soo baxay Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa markale waxaa looga hadlay arimaha doorashooyinka dalka iyo caqabaha xiligan hortaagan dastuurka dalka. Jubbaland...

Baarlamaanka Puntland oo maanta hortagay wasiirka qorsheynta ee maamulkaasi

0
Fadhiga 21-aad ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada Puntland oo uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, ku xigeenka 1aad Cabdi...

Wasiir Mukhtaar oo kulan la qaatay saraakiisha ciidamada DFS ee ku sugan Beledweyne

0
Wasiirka arrimaha gudaha dib-u-hishiisnta iyo federaalka ee dowladda Soomaaliya Generaal Mukhtar Xuseen Afrax ayaa kulan la qaatay saraakiisha ciidamada qalabka sida gaar ah ciidamada...

MW Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka hoggaamiyeyaasha Midowga Afrika

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Meertada 13-aad ee aan caadiga ahayn ee Shirka Midowga Afrika, waxuuna ku soo bandhigay “fursadda...

Guddiga magacaaban ee doorashada oo maanta doortay guddoomiye iyo ku xigeen

0
Xubnaha guddiga hir-gelinta doorashada Soomaaliya ee heer federaal ayaa goor dhow doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen. Maxamed Xasan Maxamed ayaa loo doortay guddoomiyaha guddiga...

dhagayso: Mid ka mid ah beelaha dega KGS oo ka tashtey cida ku...

0
Mid ka mid ah beelaga dega KGS oo ka tashtey cida ku matali doonto siyaasada iyo doorashada 2020/202, warkan waxaa magaalada baydhabo nooga soo diray...

QM oo mudo kordhin u sameysay ciidamada shisheeye ee ilaaliya badda Soomaaliya

0
-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa meel mariyay qaraar ciidamada caalamiga ah ee ku sugan badda Soomaaliya ay ku sii joogayaan sanad kale oo...

XULASHADA