Madaxwynaha Koofur Galbeed oo kulan la qaatay Wafdi ka socdo Qaramadda Midoobay.

6

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada kumeel gaarka u ah dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Agaasimaha Taakulaynta Xafiiska Xoghayaha guud Qaramada Midoobey Atul khare.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa Wasiiro xildhibaano iyo masโ€™uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Koofur Galbeed.

Madaxweyne Laftagareen ayaa warxbixin guud ka siiyey wafdiga xaalada guud ee deegaanadda koofur galbeed , isaga oo sidoo kale xusay horumaradda laga sameeyey dhanka Arrimaha Bulshada.