Rai’sul wasaarahii hore ee Israa’iil oo gubay dikumiintiyo sir ahaa
Rai’sul wasaarahii hore ee Israa’iil ayaa la sheegay in uu gubay dikumiintiyo sir ahaa oo xafiiskiisa yaalay.
Matxafka ra’iisul wasaaraha Israa’iil waxaa burburiyey nin uu...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Kulamo Ka Bilaabay Waajid
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ku sugan degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka...
Israa’iil oo ka wallaacsan Madaxweynaha cusub ee Iran
Israel ayaa maanta cambaareysay doorashada Ebrahim Raisi ee madaxweynenimada Iran, ayada oo sheegtay in taliskiisu noqon doono “mid arxan darran oo dadka daldala,” oo...
Ciidamada xoogga dalka oo sheegay in howlgal ay ku dileen xubno ka tirsan Al-shabaab
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa xubno ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab ku dilay deegaanka Orshe oo dhanka bari 50km ka xiga Magaalada Dhusamareb.
Ciidamada xoogga dalka...
Mid ka mid ah gabdhihii Nairobi lagu “afduubtay” oo la helay
Waxaa lagu soo warramayaa in ugu dambeyn la helay mid ka mid ah gabdhihii la sheegay in lagu “afduubtay” magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya.
Xafsa...
Booliiska Kenya oo qabtay nin ku eedeysan ‘afduubka’ Soomaalida
Booliiska Kenya ayaa soo xiray mid ka mid ah raggii ka dambeeyay “afduubka” gabdhaha Soomaalida dhowaan loogu geystay magaalada Nairobi ee caaismadda Kenya.
Xafsa Maxamed...
Maxay ka wada hadleen RW Rooble iyo Danjiraha UK?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster.
Labada dhinac ayaa ka-wada-hadlay xiriirka...
Soomaaliya iyo Itoobiya oo wada saxiixday heshiis cusub
Dowlaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa kala saxiixday heshiis ganacsi oo ku qotoma isdhaafsiga wax-soosaarka labada dalka sida Jaadka iyo Kalluunka.
Wasiirka wasaaradda Kalluumeyisiga iyo Kheyraadka...
RW Rooble oo magacaabay xubanaha guddiyada doorashada
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa dib u magacaabay xubnaha Guddiga Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka Heer Federaal oo ka kala kooban 25 xubnood...
Laamaha Amniga Dowladda Oo Gubay Khamri Laga Keenay Kenya Iyo Itoobiya
T
Laamaha amniga ee Degmada Dolow ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa Maanta goob fagaare ah ku gubay Maandooriye farabadan oo isugu jiray khamri...


















