Maxey ka wada hadleen Lafta gareen iyo James Swan.

2

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Laftagareen) oo muqdisho maalmahaan ku sugnaa ayaa kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobey ee Arimaha Soomaaliya Ambasidor James Swan.

Madaxweyne Lafta gareen iyo Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobey ee Arimaha Soomaaliya Ambasidor James Swan ayaa Ka wada hadalnay Arimaha Doorashayoonka, Nabadeenta Madaxda Qaranka iyo Dadkii laga soo Musaafuriyey Magaalada Laascanood.