Xog: Xirmooyinka shidaalka oo badankood maray dhinaca Soomaaliya
Macluumaad ay idaacadda VOA ka heshay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in kadib xadaynta ay Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka ICJ ka samaysay...
Puntland oo fasaxday shaqaalaha kala duwan ee hay’adaha maamulkaas.
War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Dowlad Goboleedka Puntland kaas oo wargelin ahaa ayaa lagu fasaxay dhammaan Shaqaalaha kala duwan...
Faransiiska oo wax aan la’aqbali karin ku tilmaamay dad 60 sano kahor lagu laayay...
Faransiiska oo wax aan la’aqbali karin ku tilmaamay dad u dhashay al-Jeeriya oo 60 sano kahor lagu laayay magaalada Paris.
Madaxwaynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron...
Dowladda Uk Oo ka digtay weeraro kadhaci kara dalka Uganda.
Saddex maalmood ka dib markii Boqortooyada (UK) ay soo saartay digniin argagaxiso oo loogu talagalay muwaadiniinteeda ku sugan Uganda, ayaa taliyaha Booliska wadankaasi Martin...
BJC oo taageeray go,aankii Maxkamada ICJ ay Soomaaliya ugu xukmisay dhul badeedkii Kenya muranka...
Shirka Baarlamaanka ee Jaamacadda Carabta war Murtiyeed kasoo baxay ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay go’aankii kasoo baxay Maxkamadda Caddaaladda ee ICJ, kaas oo Soomaaliya...
Qarax khasaaro ka dhashay oo lala eegtay Ciidamo ka tirsan Puntland.
Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntlamd waxaa lagula eegtay degaanka Sugurre ee duleedka Magaalada Boosaso...
Hirshabelle oo shaqo joojin ku sameesay hay’addo badan.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlad Giboleedka Hir-Sabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle ayaa shaqo joojin ku sameeyay 12 hay’adood oo ka howlgalla degaannada Maamhlkaas.
Qoraal.kasoo...
M/weynaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda FCA ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku-meel gaarka uah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo waxa...
Muxuu ka yiri Muuse Biixi dadkii laga soo raafay Somaliland?
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul kaga hadlay markii ugu horreysay dadkii rayidka ahaa ee uu maamulkiisa kasoo barakiciyay deegaanno ka tirsan...
Booliska Soomaaliya oo ka warbixiyay howgallo qorsheysan oo ay ka sameeyen Sh/ hoose
Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay howlgal qorsheysan oo Ciidanku ay ka fuliyeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose.
Taliska Ciidanka ayaa sheegay in...


















