Guddiga Xallinta Khilaafaadka Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Golaha Shacabka Ee Gobollada Waqooyi

10

Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyink 2020-2021 ayaa soo saaray war saxaafadeed ku aadan doorashada Golaha Shacabka ee BFS.

War saxaafadeedka Guddiga ayaa lagu xusay in Guddiga lagu dhisay habraacii 1-da bishii October ee sanadkaan iyo heshiiskii 27kii bishii may 2021 iyo War murtiyeedkii shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee soo baxay 21-22 August 2021.

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa soo saaray qodobo seddex ah kuwaas oo uu ku cadeenayo in uu masuul ka yahay ugarnaqida xalinta doorashooyinka ay usoo gudbiyaan ergooyinka iyo musharixiinta kuwaas oo ay si toos ah u saameyso xadgudubyada ka dhasha maamulka doorashada dadban 2020-2021.

Hoos ka akhriso: