Dhageyso: Barnaamijka 4aad ee Taxanaha Waxsoosaarka Beeraha

27

Barnaamijka oo ay soo saartey Hay’adda Cuntada Aduunka ee FAO,Mowduuca Maanta oo ah Taxanahii Afaraad ee Waxsoosaarka Beeraha ayaa ah Xoojinta Dalaga ,Nidaamyada goosashada kale duwan waxaana idinla socodsiinayey Axmed Xasan Ibraahin waxaadna ka Dhageysanaysaan Radio Markabley Baardheere,Dhamaan Dhegaystayaasha kala jooga Gobolka Gedo,J.dhexe iyo Hoose.

RADIO MARKABLEY BARDERA 88.8 MHTZ