Booliiska Uganda oo xiray Soomaali lala xiriiriyay falal sharci darro

0
Sida warinayaan warbaahinta dalka Uganda, booliiska degmada Moroto ayaa xiray dad soomaali ah kuwaasi oo ku eedeysan falal la xiriira Ka ganacsi sharci daro...

Axmed Madoobe iyo Deni oo shir gaar ah ku leh Garoowe

0
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe) ayaa la filayaa inuu gaaro magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Axmed Madoobe ayaa Garoowe u tagaya sidii...

Saraakiil ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku dhiibay ciidamada xoogga

0
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay isku soo dhiibeen saraakiil katirsan dagaalameyaasha Al-Shabaab, kuwaasi xiriir la sameeyay saraakiisha ciidamada xoogga ee howl-gallada ka wada...

KISMAAYO;INNAA LILLAAHI, WA INNAA ILEEYHI RAAJICUUN.

0
Shalay abaare 3:20 daqiiqo ayaa agagaarka Golol ee magaalada Kismaayo qarax lala beegsaday Gaari Bas (Bus) ah oo ay lahayd Kooxda Kubadda Cagta ee...

Qarax sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

0
Magaalada Kismaayo waxaa goordhaw qarax lagula eegtay gaari Bus ah oo ay la socdeen cayaartoyda kooxda JCCI ee Kismaayo ka dhisan iyo mas,uul ka...

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Kismaayo

0
Magaalada Kismaayo waxaa goordhaw qarax lagula eegtay gaari Bus ah oo ay la socdeen cayaartoyda kooxda JCCI ee Kismaayo ka dhisan iyo mas,uul ka...

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo xoghayaha arrimaha dibadda Britain?

0
Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda Soomaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda ee dalka Britain ,Dominic Raab, kaas oo ay ka wada...

Madaxweynaha Jubbaland oo soodhaweeyay doorashadii maanta ka dhacday Kismaayo.

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Kismaayo, taas oo lagu doortay affar mudane oo...

Xildhibaanno ku shiray muqdisho oo soo saaray War-murtiyeed.

0
Xildhibaanno tiradooda ay tahay 40 oo  ka tirsan labada gole ee baarlamaanka soomaaliya,  sidookale kasoo jeeda gobolada waqooyi ee Soomaaliland ayaa soo saaray war-saxaafadeed...

Jubaland oo soo gabo gabaysay wejigii koowaad ee doorashada kuraasta Aqalka Sare.

0
Dowlad goboleedka Jubbalanda ayaa maanta magaalada Kismaayo kusoo gabagabeesay wejigii koowaad ee doorashada kuraasta aqalka sare ee baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya. Gudoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka...

XULASHADA