Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo maanta Dhuusamareeb kusoo dhoweeyay labo xubnood oo ka tirsan Guddiga...

0
Guddiga Doorashada Dowlad gobaleedka Galmudug  ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb kusoo dhoweeyey labo xubnood oo ka tirsan guddiga Doorashada FEIT, labadaa xubnood oo Dhuusamareeb u...

Ra’iisul wasaare Rooble oo u hambalyeeyay Guddoonka loo doortay Gudidda hirgelinta doorashada Gobalada Waqooyi

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa u hambalyeey Guddoonka Guddiga Doorashada gobalada waqooyi/Somaliland ee  maanta oo Sabti ah la doortay. Ra’iisul...

Gudidda hirgelinta doorashooyinka gobolada Waqooyi oo doortay Guddoon

0
Doorashada Guddoonka Gudidda hirgelinta doorashada gobolada Waqooyi oo ka qabsoontay Teendhada Afisyoone ee magaalada Muqdisho, ayaa goor dhowed la soo gabo gabeeyey iyadoo ugu...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Masar Ee Somalia

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo sabti ah Xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Masar u fadhiya Soomaaliya Danjire...

Wasiirka haweenka oo ka digtay in la baalmaro heshiiska Doorashada

0
Wasiirka Wasaarada haweenka iyo xuquuqul Insaanka ayaa ka hadashay doorashooyinkii ka dhacay qaar ka mid ah dowlad goboleedyada iyo dadaalkooda iyada iyo guddiga qoondada...

Ciidamada xoogga oo la wareegay deegaanno hoostaga Xarardheere

0
Ciidamada xoogga iyo kuwa daraawiishta Galmudug,  ayaa maanta Al-Shabaab kala wareegay deegaano hor leh, kuwaas oo hoostago degmada Xarardheere ee gobalka mudug. Al-Shabaab ayaa isaga...

Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka oo sheegay in cabasho uga imaan doorashadii la qabtay

0
Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal oo ka hadlay kaalintiisa ku aadan xalinta cabashooyinka kuraasta Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa sheegay inay san...

Duqa Caasimadda Oo Kulan La Qaatay Guddoomiyeyaasha Degmooyinka

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho  Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir-gudoomiyay shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo ay ka qeyb galeen...

Booliska AMISOM Oo La Wareegay Gaadiid Loogu Talagalay Amniga Doorashada Soomaaliya

0
Maamulka qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa la wareegay kow iyo toban gaari oo loogu talagalay in kor loogu qaado...

askari Muqdisho ku dilay Macalin Jaamacadeed

0
Askari ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa waxaa uu maanta isgoyska Bakaaraha ee Magalada Muqdisho uu ku dilay mid kamid ah Macalimiinta Jaamacaha ku...

XULASHADA